Nin jooga oo la tirin Nin maqan oo latabin. Nin tegaya oo la celin Ha sahwiyin hana selelin Ha suluugin qaybaha qalin baa saxeexe Waxan satir kuu qorin ha u surin dhabalayn