MAHAT Riiko on Clubhouse

Updated: Sep 7, 2023
MAHAT Riiko Clubhouse
928 Followers
1.7k Following
Mar 12, 2021 Registered
@waarsug Username

Bio

Former journalist and analyst football and player coach

"Wixii rag u qasdey Rabina aqbaley waa rumoobaan"๐ŸŒด๐ŸŒด๐ŸŒด soomaali ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ฐ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ฐ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ’”๐ŸŒน
๐Ÿ™๐ŸŒนโ™ฅ๏ธHOOYO ๐Ÿซถ๐Ÿฆ‹๐Ÿฅฐ๐Ÿ’

Waxa lagu hal maalaa
Hooyo ababintaadee
Hayin lagu badhaadhay
Hogol lagu qaboobaay
Gogol lama huraaneey
Dugsi lagu hirtaayeey
Hido lagu arooraay
Intad hooyo nooshay
Hambalyiyo salaanban
Hanti kaaga dhigayaa
Babrashiyo xaqdhawrbaan
Dusha kaa huwinayaa
Hooyo dhimashadaaduna๐Ÿ˜ญ
Hoogayga weeyoo
Weligay hogaagaan
Ka dul heesayaayoo
Hiyiga iyo laabtaan
Kugu haynayaayoo
Hengel baan uxidhayaa
Inta haadka duushee
Gidi habar dugaagee
Ifka hibo ku noolow
Aakhirana halkii roon



๐ŸŒนโค๏ธ๐Ÿ’–โ™ฅ๏ธ๐Ÿฅฒ๐Ÿ’˜๐Ÿ’๐Ÿ‘จโ€โค๏ธโ€๐Ÿ‘จ๐ŸŒบ๐Ÿ’”๐Ÿ™๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿฅฐ๐Ÿฆ‹๐Ÿฅ€๐Ÿ’๐Ÿ˜‚๐Ÿ’–๐Ÿงก๐Ÿซถ๐Ÿฆ‹โค๏ธโ™ฅ๏ธ๐Ÿ–ค๐Ÿ˜ฉ๐ŸฅฒSaad Cali Warsame-Naftu Raaxo Jecelaa
Erayadii Abwaan: Maxamed Cali Kaariye &
Laxankii: Siciid Maxamed Xarawo
Waxay Ku Luuqaysay Oo Laga Qabtay 16/08/1976.

Naftu Raaxo Jecalaa
Rafaad Iyo Dhib Necebaa
Reer Magaale Caashay
Rubaddiisu Nugalaa
Hadduu Waayo Ku Rabey
Rogaal Noqosho Badanaa
Ruux Ruux Ka Maqanyahay
Hurdaduu Ku Reemiyo
Riyo Waalli Badanaa
Raggu Naago Jecelaa
Dumarkuna U Roonaa
Haddana Riiq Dagaal Iyo
Colaad Raagta Badanaa
Kolna Way Is Reebaan
Kolnay Way Is Raadshaan
Dhan Uun Maysku Raacaan
Caashaqa Runtaa Riddo Igu Wareenyoo
Sida Roon Rabbaa Oge
Wallee Aniga Lay Rarayeey

Cirku Shubi Ogaa Roob
Dhulku Rays Qabooba
Ramaas Doog Udgoonaa
Geesi Raacdo Dheeraa
Fule Maalin Reeyaa
Fadal Ragasho Badanaa
Ratigan Hayin Ahayn
Rarashada Ku Liitee
Haddii Uu Ribbado Oo
Rugta Beerka Weheshado
Raxanreekta Caashaqu
Ruux Wayn U Daranaa
Raxmaddii Naftaa Maqan
Raran Baa Qalbiga
Maray Ruugiyo
Laftay Jaban
I Rushee Kalgacalkuye
Caasha Runtaa Riddo Igu Wareenyoo
Sida Roon Rabbaa Ogee
Walle Aniga Lay Rarayeey

Sida Geel Karreeb Iyo
Ramadkiyo Haleelada
Raba Qaaday Ololkee
Qofna Uma Riyaaqee
Manay Raalli Gelisee
Rabadoo Ha Bixinine
Ra,yigiinna Taliyoo
Dhankee Baan U Riixnaa
Rag Ka Suurtagal Weeyee
Raasamaalkii Caashaqa
Qiimigiisii Waxa Riday
Ee Ka Dhigay Riqiiska
Waxaa Loogu Raad Gaday
Roor Iyo Is Daba Yaac
Maanta Reer Berrina Raray
Riyo Is Moodsiis
Caashaqa Runtaa Riddo Igu Wareenyoo
Sida Roon Rabbaa Oge
Walle Aniga Lay Rarayeey. ๐Ÿ™ ๐Ÿฅ€๐Ÿ’”โ™ฅ๏ธ

Invited by: Abdiaziz Jama

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
September 07, 2023 928 +85 +10.1%
October 15, 2022 843 -8 -1.0%
August 18, 2022 851 -2 -0.3%
July 12, 2022 853 -1 -0.2%
June 05, 2022 854 -7 -0.9%
April 28, 2022 861 +1 +0.2%
March 21, 2022 860 +49 +6.1%
January 22, 2022 811 -6 -0.8%
December 16, 2021 817 -2 -0.3%
November 07, 2021 819 -5 -0.7%

Charts

Member of

More Clubhouse users