Naaro daac 13 on Clubhouse

Updated: Sep 29, 2023
Naaro daac 13 Clubhouse
80 Followers
72 Following
@w.x.k.u13 Username

Bio

Cirdaye 13 Gold Squad Gang


Madaxwaynaha Siberia Amiirka Cas 🥃🚬

Xiniyaha raxmaan igu xiray baanku xamdiyaayaa

Kaabaha shartaan ahay hadii la iga keensado

___________________________
T̆̈Ꮛ🅰️Ⓜ️ S᷈ℚU̸̫̠̰͈̕🅰️Ḋ̤͇̮͙ͥ Ⓜ️🅰️ṼℐᏫ
̿̿ ̿̿ ̿̿ ̿̿ ̿'̿'̵͇̿̿з.= ™️🆂︎𖣘🅼︎ =ε/̵͇̿̿/'̿̿ ̿̿ ̿̿ ̿̿
̿̿╚»★𝗠ᴀᴅᴀxᴡᴇʏɴᴀʜᴀ☠️𓅓«╝
⚠️ ̿’\̵͇̿̿☬🅣︎𝗢𝗪𝗙𝗜𝗜𝗤☬/̵͇̿̿⚠️
-------------------------------
⚒️↴☞︎Gᴜᴅᴏᴏᴍɪsᴏ⚒️
🐆⚔🅩︎ḀͦM̥ͦZ̥ͦḀͦM̥ͦ⚔🐆


You can hate me 🤫
You can dislike me 👎
You can even block me 🚫
I don't care 🤷🏿
Because it doesn't make any difference to my life 🤔
It is real life 🙆‍♂️

●Dacartuba marbay malab dhashaa ood muudsataa dhabaqe Waxan ahay macaan iyo qadhaadh meel ku wada yaalle
●Marbaan ahay muddeec camal san oon maagista aqoone Marna macangag laayaanahoo miiggan baan ahaye
●Marbaan ahay muftiga saahidnimo mawlacaw gala’e Marna Mukhawi waashoo xumaha miista baan ahaye ●Marbaan ahay nin xaaraan maqdaca aan marin jidiinkise Marna tuug mu’diya baan ahoon maal Rasuul bixinne
●Marbaan ahay maqaam awliyaad maqaddinkoodiiye Marna mudanka shaydaanka iyo maal jinbaan ahaye ●Marbaan ahay murtiyo baanisaba madaxda reeraaye Oo ay weliba muuniyo dulqaad igu majeertaane
●Marna reer magaal Loofaroon muuqan baan ahaye

Member of

More Clubhouse users