Damqashada aad naftaada udamqato waxaa ka xeel dheer inaad umada kale udamqato.❤️❤️❤️💯💯🥰😍😍💯💯🥰😍😍
Dharaga caafimaadka leh waa dhaga aanay calooshu kaa joojin ee Maskaxdaadu kaa joojiso.❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🥰🥰😍
Wanaaga iyo ixsaanka aad dadka gaadhiisaynso waxaad ka horaysiisaa Inaanay dhibtaadu gaadhin.❤️❤️❤️😘😍😍🥰🥰
Uducee qofka dhintay , in kabadan intaad xidhiidhin jirtay markuu noolaa.💯❤️❤️🌹🌹😍
Mansabka ugu sareeya ee ay haweenku gaadhaan waa hooyo.❤️❤️🌹🌹😘😘🌹🌹😍
Kala waynaanta da’da waxaa ka mihiimsan kala waynaanta Caqliga iyo cilmiga . ....❤️❤️❤️❤️❤️😍😍😘
if the data has not been changed, no new rows will appear.
| Day | Followers | Gain | % Gain |
|---|---|---|---|
| August 02, 2023 | 635 | -21 | -3.3% |
| January 24, 2023 | 656 | -127 | -16.3% |
| September 28, 2022 | 783 | -200 | -20.4% |
| August 08, 2022 | 983 | +605 | +160.1% |
| July 02, 2022 | 378 | +12 | +3.3% |
| May 26, 2022 | 366 | +1 | +0.3% |
| April 18, 2022 | 365 | -8 | -2.2% |
| March 10, 2022 | 373 | +1 | +0.3% |
| January 12, 2022 | 372 | -2 | -0.6% |
| December 05, 2021 | 374 | +18 | +5.1% |