T̶a̶l̶i̶y̶e̶ s̶h̶u̶b̶ on Clubhouse

Updated: Aug 15, 2023
T̶a̶l̶i̶y̶e̶ s̶h̶u̶b̶ Clubhouse
328 Followers
669 Following
@uurcaleed Username

Bio

︎ ︎ 𝘽𝙤𝙦𝙤𝙧𝙠𝙖 🇧 🇺 🇷 🇨 🇦 🇩  ✔︎



R̶e̶e̶r̶ B̶A̶R̶I̶ 🏊‍♀️🐟🐟🐋⛴️

☞︎↱ ꙲🅱꙲𝐔𝐑𝐂𝐀𝐃☠︎︎🅖︎𝐀 ꙲𝐍🅖︎𝐒 ꙲↲☠︎︎


↱ ꙲🅱꙲𝐔𝐑𝐂𝐀𝐃☠︎︎🅖︎𝐀 ꙲𝐍🅖︎𝐒 ꙲↲

༺🅜adax 🅦eyn ❦︎ᗷIᘜᗩYՏ ᗷOᑫOᖇKᗩ

««𝐃𝐚𝐝𝐤𝐮𝐛𝐚 𝐦𝐚𝐫𝐛𝐚𝐲 𝐢 𝐚𝐡𝐚𝐚𝐲𝐞𝐞𝐧 𝐦𝐚𝐫𝐨 𝐝𝐮𝐤𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚𝐥 »»
🟦🟦🟦🟦
PuTLAND. Nagabadan PuTLAND
🟩🟩🟩🟩

Ha da maanso abtiyaw adiga hibo lagu siiye
Helistisa adigaa yaqaan iyo hilinka loo qaado
Habka luuqda adiga ku ladha haybad luq wacane
Dadka kiiba hayb muul is bida adigaa soo higaad bara eh
Hordhigaalka adigaa ahiyo hiilka gabaygiise
Aniguna hidaas baan ahiyo jiilka lagu haybsho
Hayeeshee waydanba dhigay hegerdankiisiiye
Hoori waliba goortu la kacay muunad heli waaye
Hawala waran mooye si kale wawgu haayiraye
Hal suaal oo laabtu gocatay bal aan idin haleelsiiyo
Hal uu hororba cunay oo markaa hiihda lagu garay
Hadii laba qaloo oo markaa shan waaax hilibka loo qaybsho
Sadex waaax hadii ay noqdeen kuway milil ka hooraayo
Labo waax hadii ay markaa haraca kuu yaalo
Halqigi ilaahay markaa hogorka soo qaato
U habay hadii laguba dhaho oo Hagar la an qaybi
Bal higaadi shacabkaa oo haybad uga so bax ?

::Gabay tariikhiyan:::

Tan iyo Ximirki deyreed waxaan xagada kuu daajey

Xaanxaan- tintii  waxaan fardaha kaaga xero dhaafshey

Waxaan qoofalkaas kuugu xirey xarabad weeyaane

Xubbiyay rag leysugu xotomi laba xiniinyoode

Nin xishoonayaa waak

Member of

More Clubhouse users