In aad wakhti walba dadka xidhiidhisaa muhiim maaha, balse in aanad "Lumin" waa muhiim! Haddii aad ku jirto dadka sidda fudud u lumiya dadka amma caadaystay in ay dad lumiyaan mar walibo iska beddel. Aaddamaha qof u dhashay xinka iyo xumaanta mooyee, qof maalin uun wanaag idin soo kala dhex maray inta aad adduunka kor saaran tihiin hadaad wuxuun isugu timaadaan waad arki doontaa wax tarkiisa.
Micnaha dadka illaahay abuuray majiro qof aan wax tar lahayni, kan aad maanta yasayso ayaa berri kaaga soo baxaya meel addag oo aad markaa uga baahnayd garab, inta awooddaada ah uruurso oo dhaqo aaddamaha, xumaan taadana ka dhawr wanaagna u rajee si aad u wanaag sanaato.🤍
🩸꧁✪◀️🆃🅴🅰🅼%🅼🅾🅷 🅹🆁 4🅴🆅🅴🆁✷▶️💉꧂ ꧁Ijeclow ama inacbeew🐆 aniga shaqaydayda mahaa🦈
꧁✪◀️🆃🅴🅰🅼%🅼🅾🅷 🅹🆁 4🅴🆅🅴🆁✷▶️💉꧂ ꧁
🅼🅾🅷 🅹🆁
4🅴🆅🅴🆁✷
❤
Haygu=karaamo seegib habaar laygu kari waa 🐆
if the data has not been changed, no new rows will appear.
Day | Followers | Gain | % Gain |
---|---|---|---|
July 05, 2024 | 6,212 | +198 | +3.3% |
June 01, 2024 | 6,014 | +282 | +5.0% |
April 29, 2024 | 5,732 | +74 | +1.4% |
March 01, 2024 | 5,658 | -4 | -0.1% |
February 08, 2024 | 5,662 | +13 | +0.3% |
January 22, 2024 | 5,649 | +13 | +0.3% |
January 05, 2024 | 5,636 | +5 | +0.1% |
December 20, 2023 | 5,631 | +4 | +0.1% |
December 05, 2023 | 5,627 | +8 | +0.2% |
November 21, 2023 | 5,619 | +2 | +0.1% |