KING Uk on Clubhouse

Updated: Aug 7, 2023
KING Uk Clubhouse
722 Followers
639 Following
@uk0130 Username

Bio

🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦 ᑭᑌᑎTᒪᗩ★ᑎ 🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩 🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦 ᑭᑌᑎTᒪᗩ★ᑎ 🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩 🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦 ᑭᑌᑎTᒪᗩ★ᑎ 🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩 🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦 ᑭᑌᑎTᒪᗩ★ᑎ 🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩 🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦 ᑭᑌᑎTᒪᗩ★ᑎ 🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩 🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦 ᑭᑌᑎTᒪᗩ★ᑎ 🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩 🟦🟦🟦🟦🟦

📬📬📬📬😍 a 😍😍😍😍😍😍💯😊😊😊❣️😭❤️ to 😘🤲🤲💯😊



Wan ka xanaqa
      😡❤
Hadana kama tagi karo
           😔☝️
Wad iga fog tahay
            😢
Hadana kama ahan karo
             😮😪🙌
Wan kugu kalsonahay
           🤨💕

Hadana wad iga
Masersisa💞💞🌹

Ax😮ya jacayl❤❤


❣Jecelku waa dareen😘 👀Indhihsuba waa Dookha🙈🌹 👂Maqalkisuna wa Farxda😄💝 🧑Wajigsuna waa kulanka👭❣ 🏕Deegankisu waa khalbiga💘💝 💘Dhaqankisu waa Diin📚😘 🥰Astaankiisa waa Ubaxa⚘⚘ 🔐Awoodisu waa kalsonida❣❣


Dhashii Nabi Adano 🤩❤
Oo gadi Nabi Yusuf lay 🥰
Malaa ig sided Asturan👫
Arooryo dilaacdey Ubax🌹
Iftiinka laso baxo 🥀
Aadmigu ku illdoogsaday 💥
Nafteydu Adeecsan Ruux🥰
Aqlaaq lagu so korshay 💟
liman lagu Ababshayey 💝
A bsami qof Aruursano 🏝
linsaanku Amaan u qiray🙏
Aduun la ilaashaday💑







👉 Qofki aan nolosha waxba ka garanayn, muxuu ka garan karayaa geerida?


❤️❤️❤️ HOOOYO ✍️👇👇

Hadalada la hayaa.❤❤
Hadii leeysku keenoo.❤
Lagu hoorsho meel qur ah.❤
Miyaan hooyo helayaa.❤
Eray aan u hibeeyo.❤❤
Hanaan iyo naxariis.❤
Hanaqadkii nolashiyo.❤
Huritaankii waqtiga HOOYO.❤
Marna ma iloobi kariye.❤

Rabi ha ku dhowro.🤲
Hooskii carshiga iyo🤲
Allow janada ku geey.🤲

❤️❤️ HOOYO ❤️❤️




❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Hab loo darisuu lahaa
Dareen kobciyuu lahaa
Dulqaad lo samruu lahaa
Doc iyo maqaamuu lahaa kalmado
Dajiyuu lahaa
Xaqiyo Dawbuu lahaa
Da' iyo wakhtiyuu lahaa
Dan iyo Hadafyuu lahaa
🙏🥰
🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
🌱🌱🌱🌱🌱🌱🌱🌱🌹
🌹I LOVE YOU 🌹
🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

Member of

More Clubhouse users