Wadne Qabad on Clubhouse

Updated: Jul 11, 2023
Wadne Qabad Clubhouse
767 Followers
933 Following
@ugaaska-duula Username

Bio

🗣"Dhagaha maqalkaga taba,
Dhayahaa aragaga raba,
Dhibcaha dhiigee wadnaha xarfaha magacaga ku dhigan,
Naftu waxay dhaadaysaa, Mudaba ay dhowraysaa,
Dhabtii adigoo quree,
Kuu dhigay weedhaha xubiga,
Ka dhaartay haween dartaa,
Dheeftii waxyihiyo jirkaay,
Dhamays dhaladiyo gobeey,
Dhulkaba kuma arag dhadig adiga kula mida."
----------------------👀🤔🤷‍♂️
🖊by#Mi

🗣"Noqo mid noloshiisa ku faraxsan oo waliba ku faana guulaha yar ee aad gaarto,
Kuna kal soonow nafsadaada taasi waxay kugu hagikartaa ama ay kugu hogaaminaysa wadadii aad ku hanan lahayd guulo waawayn wayahaga dambe ee mustaqbalka."
🧠🤝💪🔥👏👏🙆‍♂️👌
🖊By#Mi

Boqortooyadu had iyo jeer waa mid wax sharafta lana sharfo,
Boqorka xushmada.

Dag dag howshu kuma sama gacan qaadka kuma dhoco ka sal gaaro barashada.
From C-W

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
July 11, 2023 767 +23 +3.1%
December 08, 2021 744 +11 +1.6%
October 30, 2021 733 +615 +521.2%

Member of

More Clubhouse users