‎ BOQOL TRB on Clubhouse

Updated: Mar 21, 2024
‎ BOQOL TRB Clubhouse
1.8k Followers
1.4k Following
@ugaaas54 Username

Bio

I know who i am
I love who i am
I like what i do
I like how i do it
I like my mistakes
I like the way i learn
And i like the pace with which i learn my mistakes
I don’t want be anybody else
BUT ME
By knowing this i wnt to continue figuring out who the f** i am

ANOO KALE MA GUULEYSTO ADOO KALE HADUU DOORTO😇

CEEB AAD KA MARANTAHAY BAA CIDKALE LAGALA MAGAYE
LAMA QAATO WAXAAD MAQASHEE HUBI INTAAD MUJIN
CAQLIGAAGA SOO MARI WAXAAD MADAL KA SHEGEYSO
HAKU MILMIN DHACDOOYINKA BADHBA
LAGU DHEX MAYDHMAAYE
WIXII AAN MUHIIM KUU AHEYN LAGUMA MAEEREYSTO
QURAAFAAD NINKII AAMEYN MURIGA HEYSAAYE
HA AHAANIN MITID LARYSLA NACAY MACANGAG WEEYAANE
HA XOROOBO MAANKAAGU WAA LAGAMA MAARMAANE
MICNA YEELO NOLASHANU ADEY MANTA SUGEYSAYE
WAXA MURANKA KUGU DHAAFAY MANTA KUBARAARUG👊🏽



‎‏
‎‏
‎‏
‎‏
‎‏
‎‏
‎‏
‎‏
‎‏
‎‏
‎‏
‎‏
‎‏
‎‏
Jirka biyaha aya nadifiya naftana oohinta ayaa nadiifisa garaadkana aqonta aya nadifiso ruuxdana jaceylka aya nadiifiyo musiibadu waa hal hadii aad argagax ka qaadana waxey noqota labo
Quruxdu maahan dharka oo aad isku qurxoso ee quruxdu wa cilmiga iyo akhlaaqda
Qofkii hadalkiisu bata qaldkiisa ayaa bata qofkii qaldkiisa bataana xishoodkiisa aya yaraada qofkii xishoodkiisa yaraadana xalaal miirashadiisa ayaa yaraata qofkii xalaal miirashadiisa yaratana qalbigiisa ayaa dhinta qofkii qalbiguusa dhintana aaqiradiisa ayaa lunta qofkii aaqiradiisu luntaana naarta ayuu galaa
Markii ey nimcooyinka soo baxaan ayey kuwa wax xasdana soo bataan
Qofwalba qimihiisu waa waxa uu wanajiyo
Qofwalbana carabkiisa ayuu ku asturanyahay
Caqligu marku dhameystirmo hadalka ayaa yarada
JAAHIL NIMCA LASIIYAY WA BEER QASHIN KU DHEXTAALA🧐


























🕊🕊
🅰️🎄Ⓜ️🍁🅾️🌷📛🌴

☄️J🍂I❤️‍🔥H🌷A💞A🌹N🥀


















🕊🕊
🅰️🎄Ⓜ️🍁🅾️🌷📛🌴

🌹A🌼M🌸U🌺U💐S🍃H

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 21, 2024 1,834 +3 +0.2%
March 04, 2024 1,831 +4 +0.3%
February 11, 2024 1,827 +4 +0.3%
January 24, 2024 1,823 +1 +0.1%
January 08, 2024 1,822 +3 +0.2%
December 23, 2023 1,819 +6 +0.4%
December 07, 2023 1,813 +8 +0.5%
November 23, 2023 1,805 +2 +0.2%
October 23, 2023 1,803 +3 +0.2%
October 14, 2021 1,800 0 0.0%

Charts

Member of

More Clubhouse users