"Adaa iska Kay Jantee
Ma anaa i Jecloow ku iri"
Eeg Hadda
Single-nimadu waa nabad
Nolol weeye kaamila
Nafisoon lahayn buuq
Eeg hadda
Inaad qososha mar uun
Qalbiga u wanaagsanaa!
Daruuraha caashaqaa
Dushayda ku hoorayoo
Waxaan da'ayaa kalgacal!
Qof ku neceb qofkii jecel
Nacabkaaga weeyaan.!
š©š©š©š©š©š©š©š©š©š©š©
ā¬ā¬ā¬ā¬ā¬ā
ā¬ā¬ā¬ā¬ā¬
š„š„š„š„š„š„š„š„š„š„š„
āļø āļø āļø āļø ā¶ļø ā¶ļø āļø ā¾ļø ā¶ļø ā¶ļø āļø ā¹ļø