waxaan jeclahey jeceelka on Clubhouse

Updated: Oct 12, 2023
waxaan jeclahey jeceelka Clubhouse
351 Followers
1.1k Following
Mar 13, 2021 Registered
@tollmen Username

Bio

Jacayl aayatiin leh baan.
Abuurnoo waad ogaydoo
Intern udubkiiisa mudan aan
ilaashoo waan adkaeeyoo
Ha baylin sidii u dhawree
Markaan ku lahaa United
ujeedo fog baan lahaa,
Afeeftaan Lahaa,
Amaanda dhowr lahaa,
Markuu ubaxi is gaadhay
Marku intifaac si jooga
Maxaa uurxumaday keenay ?
Maxaa odayaal xil siday ,
Dagaal loogu oogayoo?
Maxaa loo iina sheegayoo?
Weliba aflagaado keenay?
Abaal daranay hadaad,
Ujeedo xiinkaa u buuxday,
Iloowsha dhawee naftaa,
Dhaxdeenan ka ooganoo,
Waxuun bay ugub raaracdoo,
Anigu kaa aarsan maayee,
Ilaah baan talda saartay,
Hoy ilaah baan talada saatay
Ilduuf baa shax kaa diloo,
irabdi geel laguma qalao’ee
Ogaal baa markhaati fiican;
Exana waa laga tagaa.
Imaankaa lagu dagaayee,
Markay oomani ku gooshay,
Aroori shub baan lahaa,
Irmaankeeda godanee,
Aagama cul-laan lahaaa
Markaan waajibkayga oofshay,
Markii aan amaan sugaayey,
Maxaa amin xumada keenay ?
Maxaa ooridda Ninkeedii,
Abnay lagu sahanaayaayoo,
Weliba asaraar ku duuliyo,
Maxaa eedee xumbaarshay
Abaal daranay hadaad,
Ujeedo xiinkaa u buuxday,
Iloowsha dhawee naftaa,
Dhaxdeenan ka ooganoo,
Waxuun bay ugub raaracdoo,
Anigu kaa aarsan maayee,
Ilaah baan talda saartay,
Hoy ilaah baan talada saatay

Invited by: 𖣘P͜͡E͜͡T͜͡R͜͡O͜͡ J͜͡

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
October 12, 2023 351 -5 -1.5%
October 06, 2022 356 -3 -0.9%
August 14, 2022 359 +2 +0.6%
June 01, 2022 357 -4 -1.2%
April 24, 2022 361 -2 -0.6%
March 16, 2022 363 +3 +0.9%
January 18, 2022 360 +3 +0.9%
December 11, 2021 357 +2 +0.6%
November 03, 2021 355 +5 +1.5%
September 27, 2021 350 +38 +12.2%

Charts

Member of

More Clubhouse users