TJ LAYAN on Clubhouse

Updated: Dec 4, 2023
TJ LAYAN Clubhouse
827 Followers
215 Following
@tj.layan Username

Bio

INA KHALIIF INDHOOLE

AWAL OON LAHAYN YOONIS NUUX HAY AMAANINE
IYAGAABA LOO AYAA MALINTII ADAG

OMAAR
☠️☠️

*BALO IYO DAGAAL AYAAA REER GADIID LOOGU DAW GALAYE
*XUSEEN IYO DIRKIISAAN ARINI BID UGU LAAB NAYAYN


🤑🤠
LAAMIYAAL BANAANO BUSKU FIIDKA MARO MALEH
BUUR IYO BAAN IYO BARA REER MAGAAL IYO
GURI LAGU BAR JEEYIYO BURCO REER GADIID MALEH


RAAGE UGAAS

GABAY INAN WADA HANTAAN MOODAYEE
HALAL MIYAA ISEEGEY REER MAAXA (GADIID) HEEL YAAL MIYAAA MIINKA KA HIGOODAY



Yuusuff Xirsi Maggan. Wuxuu idhi isagoo Kibir hadlaya :


🔷Waxaan ahay Iskaayeeladdii, Amarka Weynaaye.
🔷Waxaan Ahay Amtii Reer Gadiid, Loo Ogaan jiraye.
🔷Waxaan ahay iridaha Yoonis nuux, iyo Ashraaftiiye.
🔷Uluuff iyo Uluuff baa Tolkay, Arad ka Fuulane.
🔷Ololaha kunba loo diraa , Oogta waaberiye
🔷Tan iyo Ogaaden ma jiro, Oday Na Gaadhayee.
🔷Arnaa’uud sidiisan ahay, iyo Aarka dabadiise.
🔷Uumiga Dagaalkaanu jirin, Nin i eegaaye.
🔷Arwaax Nimanna way iwadda Yaqaan, idilka Reer sheekhe.
🔷Agabkoodda waa wadda Helnaa, Aaladdii dagaale .
🔷Asli Qoorta Laggu Gooyay bay, Ku istareexane.
🔷Aftirkiina waxa loo lissaa Sidigta Eeraane.
🔷Abaartiina waaxanu Dagnaa, Aradka Ceelshekhe.

Member of

More Clubhouse users