FARHAN on Clubhouse

Updated: Mar 24, 2024
FARHAN Clubhouse
2.1k Followers
1.6k Following
@tijinardi Username

Bio

Walal maalinkastoo jimca, ah Aqriso (suuratul Al kahfi)

Libaax nimaan aqoon ayaa lax ku tilmaama)

Dhulkoo dhan lama wada beeran karo, saas aw geed dumar koo dhami xiriir lalama sameyn karo,

Labiska maahin dharka qurxoon, ee iska eeg cidiyaha dhaadheer wasaqda kuugu dhuumatte,

Caruurta laciyaar mararka qaarne guusha sii,

Diiqa" iyo libaaxa duurka" kuma wada kulmaan, lkn clubhouse doqon iyo nin Dirac ah ayuu kulan siiye,

Dhaqaale kasto heyso midka saboolka ah iyo adiga sanbuuskiina saliid ayaa lagu wada dubaa👍

Ma garankaro qofka kaafiican haddii aad cadawgaaga garaneyso hadane aad ugu qososho sidii curad aad dhashey oo kalle,👍

Haddii ay kubada ⚽️ aad u weynaan la heyd qof qof u gooyo lama arkeen, si lamida hadaan dumarka dunida lakeeni laheyn lugooyo lama arkeyn🙏, (kaftan)

Isku dhaceena kadib kumaba xasuusto waxaadba iila midtahay wariirigii laba jirkeyga isoo qaniine🤣🤣

Qof aan ceyb qabsaneyn majirto hadey ku qabsatto lacalla xittaa hooyadaa macaan hala wadaagin, tusaale hooyadaa habaryartaa ayey u sheegee habaryartaa gawadheeda ayey u sheegee intaas dhanna xumaan kama ahan ee waa xalraadis alcamuum xalka alle u raadso🙏🙏🙏

Hadaad qoraladeyda la dhacde flowgaaga waa ii muhiim, kaliya flowgaaga muhiim ii ma ahan ee adigane muhiim ayaa iitahay🙏🙏🙏

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 24, 2024 2,114 +10 +0.5%
March 07, 2024 2,104 +20 +1.0%
February 14, 2024 2,084 +14 +0.7%
January 28, 2024 2,070 +22 +1.1%
January 11, 2024 2,048 +17 +0.9%
December 26, 2023 2,031 +6 +0.3%
December 10, 2023 2,025 +19 +1.0%
November 25, 2023 2,006 +13 +0.7%
November 13, 2023 1,993 +1,115 +127.0%
January 20, 2022 878 +124 +16.5%

Charts

More Clubhouse users