Abdisalaam Jimcaale on Clubhouse

Updated: Apr 20, 2024
Abdisalaam Jimcaale Clubhouse
1.1k Followers
1.2k Following
@teambisadaha Username

Bio

Muqdisho xaafada juungal
🤔Bal suureyso adigoo safar 🚶‍♂️u socda ayaa waxaad soo gaartay meel uu ka taagan yahay boor ⚠️(tabeelle) ay ku qoran tahay (🚷 Waa khatar ee joogso, miinooyin ayaa meeshan ku Aasan!). si tartiib ah ayaad uga laaban laheyd meesha halista ah adiga oo u mahad celinaaya🙏 dadkii digniinta meesha ku qoray ee naftaada badbaadiyey, ma aadan dhihi laheyn xoriyaddeydii ayaa layga hor-is-taagay, waxaad u garwaaqsan laheyd in nabadgelyadaada laga fekeray.

Tusaalehaas waxaa lamid ah xuduudda Alle iyo waxyaabaha uu kaa xarimay, marka lagu leeyahay waxaas waa xaaraan ee ha u dhawaan, ha u maleynin in xoriyaddaada laguu diidan yahay ee waxaad u fahamtaa in naftaadu ku badbaadeyso🦺.

Ilaahay (SWT) wuxuu yiri:
(ومن يتعد حدود الله فقد ظلم نفسه ۚ.)
Qofkii xuduudda Alle ka gudba naftiisa ayuu dulmiyey.
منقول

Hooyo (HOOYOY LA'AANTAA)
Hooyooy la'aantaa, Aduunyadu hubaashii
Habeen kama baxdeenoo, Iftin lama heleenoo
Dadku uma hayaameen, Xiddig hawd ka lulatoo
Sida haad ma fuuleen, Dayax heego joogoo
Hubka laguma tureen, Hawo laguma gaadheen
Cirka hirar ka muuqdoo.

Hooyoy addoomuhu, Halkay maanta joogaan
Adigow horseedoo, Intaad hanad xambaartee
Haaneedka siisee, Horaaddada jaqsiisee
Habtay baan xisaab iyo, Tiro lagu heleynoo.

Marka aad nin hiilloo, Laga baqo hashiisiyo
Halyey diran dhashaa baa, Hooyo lagu xasuustaa

Marka aad nin hoo-loo, Gurigiisa habaqluhu
Isku soo halleeyoo, Hayntiisa quudhoo
Hor Illaahay geystiyo, Lama hure dhashaa baa
Hooyo lagu xasuustaa.

Marka aad nin himilada, Hilin toosan mariyoo
Hir markii la gaaraba, Ku labaad hilaadshoo
Haga maatadiisoo, La higsado dhashaa baa
Hooyo lagu xasuustaa.

Marka aad nin hooggiyo, Ka hor taga dagaalkoo
Garta hubin yaqaannoo, Xaqa hoos u eegoo
Halistiyo colaadaha, Dabka hura bakhtiiyoo
Ku haggoogta dhiiggoo, Dadka kala hagaajoo
Kala haga dhashaa baa, Hooyo lagu xasuustaa.

Markad hoobal caan iyo, Hindisaa farshaxanoo
Hab-dhaca iyo luuqdiyo, Hawraarta maansada
Heensayn yaqaannoo, Rabbi Hiyo u siiyoo
Labadaba hannaanshiyo, Hal-abuur dhashaa baa
Hooyo lagu xasuustaa.

الاعتذار عن الخطأ لا يجرح كرامتك، بينما يجعلك كبيرا بعين من أخطأت بحقه.

إذا أردت أن تحيا سعيدا، أربط حياتك بأهداف وليس بأشخاص

أفعل ما شئت فكما تدين تدان.

أن المرء ينال بالرفق ما لا يناله بالقوة. الابتسامة

نصف الصحة. لا يقلق من له أب فما بالك بمن له رب.

هناك كلام لا يقول شيئا وهناك صمت يقول كل شئ.

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
April 20, 2024 1,102 +1 +0.1%
March 14, 2024 1,101 +4 +0.4%
February 21, 2024 1,097 +1 +0.1%
February 03, 2024 1,096 +7 +0.7%
January 17, 2024 1,089 +1 +0.1%
January 01, 2024 1,088 -1 -0.1%
December 16, 2023 1,089 +332 +43.9%
May 19, 2022 757 +74 +10.9%
April 11, 2022 683 +119 +21.1%
January 06, 2022 564 +3 +0.6%

Charts

Member of

More Clubhouse users