M̶a̶r̶c̶h̶ 𓅓 on Clubhouse

Updated: Nov 3, 2023
M̶a̶r̶c̶h̶ 𓅓 Clubhouse
627 Followers
646 Following
@tamaasiito Username

Bio

Haddaad nimcooyinka Ilaahay qiiymayn waydo adna qiimo ma lahaanaysid sidaa daraadeed waa inaad ufiirsataa abuurta Alle si aad ugu waano qaadato. Bal eeg siduu Alle kuu abuuray, muxuu uga dan lahaa Alle abuuristaada, xageed jirtay intaan lagu abuurin, wanaagga maxaa lagu gaadhaa,ma inaad dadka wax ka sheegto,mise inaad ka xishooto.
Wanaagga iyo karaamada qofka miyaanu qur,aanku ka hadlin, miyaanay jirin axaadiith ka hadlaysa, xageebaad kaga sugantahay arrimahan aan kor kusoo xusay miyaad ka dhego la,dahay mise waad ogtahay, haddii aad ogtahay sideebaad ugu dhaqantaa?

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
November 03, 2023 627 +93 +17.5%

More Clubhouse users