Ssc+D Empire on Clubhouse

Updated: Apr 21, 2024
Ssc+D Empire Clubhouse
1.4k Followers
1.4k Following
@ssc.empire Username

Bio

🇺🇸 🇩🇪 🇸🇴 khatumo state of Somalia 🐴 🩸
SSCD

Ingiriis nama shabaho iyo nimanka shaam yaal
Turkiga la shawraye ninkale shuufay hadalkiye
Gabay kale
Ma maraykan baan ileen maqal islamkiiye


Waa ilahay mahadi hadi koofil Mayd yahaye

Midgaanti walashi waatan murugoone


Libaax laba goobood lagama wada kiciyo
🦁 🦁 🦁

Nin Calool galkaagi ogaa oo hatana ciroobey
Oo sir iyo Caadba ku yaqan lagama ceeb doono 👴

Dagaalki nasarada anaa daalib ku ahaaye
Dalka ma lihid aniga ku idhi doorawaynaha e
Diintayda anigaan ku gadan dabaqi naareed
Anan labada darood ta hore darajo moodayne


Darwishti talex deganayd ee gaalku turunturaynayay
Haday taabacaan maalinti tani ma joogteene


Gunburkiyo cagarwayne iyo gobki daratoole
Gobki jidbaliyo xargaga guuldaradi taalay
Gabodeda beerdhiga wixi laysku gooramay.
Galiyo darawish wixi uunka Kala gaadhay………….>

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
April 21, 2024 1,439 +2 +0.2%
March 14, 2024 1,437 +1 +0.1%
February 21, 2024 1,436 +1 +0.1%
January 18, 2024 1,435 +2 +0.2%
January 01, 2024 1,433 -1 -0.1%
December 17, 2023 1,434 +5 +0.4%
December 01, 2023 1,429 +1 +0.1%
November 17, 2023 1,428 +1 +0.1%
October 29, 2023 1,427 +2 +0.2%
October 20, 2023 1,425 +1 +0.1%

Charts

Member of

More Clubhouse users