₷anyurᎥᎿa Ꮣee☙ ‎ on Clubhouse

Updated: Aug 12, 2023
₷anyurᎥᎿa Ꮣee☙ ‎ Clubhouse
585 Followers
489 Following
@silent-ukht Username

Bio

*Hadaad aduunyo rabtaan inaad maqaam sare ka gaartan ” فعليكم بالعلم", hadaad aakhiro rabtaan inaad maqaam sare ka gaartane ” فعليكم بالعلم" Idan labada meelba cilmi baa wax ka tara!!/Sheekh Mustafa
🤍🤎🖤💫✍︎❧☙

Cajiib badanaa adunyadan!!
Waxaad arkeysaa aduunka dhaxdiisa dad aad u liita dadkuna ey liidaan markey arkaan, balse Allah xagiisa laga jecelyahay, lagana sharfo magacyadoda!!
Sidaso kale cagsigeeda waxaad arkeysaa dad aad u magac sareeya, sharafna ku lahan bulshada dhaxdeeda, balse Allah xagiisa ka liita, lagana necebyahay!!
Cajiib badanaa aduunyadan!!
🤍🤎🖤💫✍︎❧☙

شرفي فوق كل شيء*
🤍🤎🖤💫✍︎❧☙

‎*وَاعْلَمُوا أَنَّ خَيْرَ أَعْمَاْلِكُمْ اَلْصَّلَاة
Ogaadhana acmashina waxa ugu fiican camal la qabta bacda towxiid waa salaada bu nabigu dhahay!!
‎ *وَاعْلَمْ أَنَّهُ لَنْ يَدْخُلَ الْجَنَّةَ أَحَدًا عَمَلُهُ
Ogaadhana nina inowsan camlkisa jano geynin!!
‎ ُوَاعْلَمْ أَنَّ أَحَبَّ الْأَعْمَاْلِ إِلَى اَلَله أَدَوَمُهَاْ وَإِنْ قَلَّه*
Ogaadhana Allah aktisa waxaa logu jecel yahay waxa la jogteyo haba yaradee!!
🤍🤎🖤💫✍︎❧☙

‎*"لِكُلِ َالْعَاشِقِيْنَ حَبِيْبُُ' وَأَنَاْ حَبِيْبِي… حَبِيْبِي مُحَمَّدٍ"
‎صَلُّواْ عَلَيهِ وَسَلِّمْ
🤍🤎🖤💫✍︎❧☙

@munaa.mohamed
My dear best friend, we have become friends for the sake of Allah, I thank Allah always, and I thank Him for bring you into my life👸🏽💘!!
🤍🤎🖤💫✍︎❧☙

فَيَا رَبِّ أَنْتَ اللهُ حَسْبِي وَعُدَّتِي ... عَلَيْكَ اعْتِمَادِي ضَارِعاً مُتَوَكِّلَا

🤍🤎🖤💫✍︎❧☙

‎كفي بالموت وأعظا*
🤍🤎🖤💫✍︎❧☙

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
August 12, 2023 585 +282 +93.1%
March 18, 2022 303 +8 +2.8%
January 20, 2022 295 +16 +5.8%
December 13, 2021 279 +25 +9.9%
November 05, 2021 254 +211 +490.7%

Charts

Member of

More Clubhouse users