Murtidii Somali sowtan
Muriyo lagayelay malmal
Micnihii Lagaqdeye mudha ee
Laguba mantagayo mar mar
Hadii musuqaa hadheyay murtida Ee naan kamosin
Minguurkana Ee naan kadhowrin
Walee magac muuqda oo mansabliyo
Inusan jireynin maamus
Madaa fahmeyba shekada ogow