༆Boss lady ༄ on Clubhouse

Updated: Apr 22, 2024
༆Boss lady ༄ Clubhouse
1.2k Followers
1.1k Following
@shluul Username

Bio

🖤🔱 🅸🅻🅱🅸🆁🅸🆀🆂🅸 🆃🅴🅰🅼🔱
Walalaha Qalbiga
🗼
🗼♦🗼
⛓♦⛓
💡⛓🔴⛓💡
♦⛓♦⛓♦
⛓♦⛓
⛓♦⛓
⛓♦⛓
⛓♦⛓
⛓♦⛓
🔺💈♦💈♦️
⭕♥️ 𝐢𝐥𝐛𝐢𝐫𝐢𝐪𝐬𝐢 𝐓𝐞𝐚𝐦♦️ ▓⭕
⭕⭕▓▓▓▓▓▓▓▓▓⭕⭕
💡 🚀📚 ▬🍁🍁🍀🍀🍀

💥✪ 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐞𝐞𝐝 𝐡𝐚 𝐢𝐧𝐢𝐜𝐢𝐧❤︎✔︎

💞❤️ 🅞︎🅦︎🅛︎🅐︎🅓︎🅤︎🅛︎ 🅒︎🅐︎🅐︎🅢︎🅘︎🅜︎🅐︎ 🇸🇴🌍

💢𝐇𝐎𝐆𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐍𝐀𝐅𝐓𝐄𝐘𝐃𝐀 💞(𝐇𝐎𝐎𝐘𝐎 𝐌𝐀𝐂𝐀𝐀𝐍)💥💯

mana gudan xilkaagii ,
mana gabin xaqaaqii xusuustana ma moogiye,
xujadaada weyn baan xag aan kaga hagaagiyo, xeeligeegi la'ahaye


saddex-goor-xaq-mudaneey,
xinjirtayda dhiiggaay xaramkii labaadeey,
xaaska haybaddiisaay xag alliyo dhankaagay,
qudhu igaga xidhan tee la'aantaa xayaatada,
xabaal baan ka gali laa.
Xadhkihii sammaantiyo,
heeryadii xaqiiqada xajisee adkaysaay Qof xannaanadaadiyo,


xiisahaaga waayaa xagal-daac ka bixi waa,
xiskiisuna ma buuxsamo. Xayn-daabka guushaay,
xaruntii aqoontaay hal-abuur xuruuftiyo,
xarakeeya maansada adigaa xanjaadkiyo,
hooyo xaynka ku af bara Deeqsi xoolo badanoo,


xaasidnimo ka saahiday adaa xeerka soo bara Hablo xuural-cayn ee,
xariir guudka loo dabay xulantida la tiigsado,


adaa xoor ku soo habay u sii xaadhay daw siman,
misna faray xuduuddiyo inta laga xishoodiyo,
inta aan xajiin iyo xumo lagu ogaynee,
garashadu u xilatee xusul-duubka raadcada,
xergi loogu baratamo.
Markuu xoolka jiifiyo,
markuu xoogga leeyahay xildhibaanka uunkani,


la'aantaa xal-keennaa Xero oodi kari waa.
Xarumaha caloosheed,
hooyo igu xamaashiyo xanaf iyo kulayl iyo,
xanuun fooshu leediyo qaydkiyo xansheerkaad,
wallee igu xambaartiyo xaqii naaska maba gudo. )

(𝐇𝐎𝐎𝐘𝐆𝐀𝐀𝐆𝐀 𝐉𝐀𝐍𝐀𝐃𝐈𝐈 𝐅𝐀𝐑𝐃𝐎𝐖𝐒𝐎 𝐀𝐋𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐊𝐀 𝐃𝐇𝐈𝐆𝐎 𝐇𝐎𝐎𝐘𝐎 𝐌𝐀𝐂𝐀𝐀𝐍 )
𝐇𝐨𝐨𝐲𝐨 𝐦𝐚𝐜𝐚𝐧 𝐢𝐥𝐨𝐯𝐞 𝐲𝐨𝐮 💞💯❤️💫



✪𝐕𝐢𝐯𝐚 𝐆𝐚𝐥𝐦𝐮𝐝𝐮𝐠 💙🤍💚

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
April 22, 2024 1,276 +9 +0.8%
March 15, 2024 1,267 +5 +0.4%
February 22, 2024 1,262 +3 +0.3%
February 04, 2024 1,259 +2 +0.2%
January 18, 2024 1,257 +3 +0.3%
January 02, 2024 1,254 +6 +0.5%
December 17, 2023 1,248 +6 +0.5%
November 07, 2023 1,242 +3 +0.3%
October 29, 2023 1,239 +1 +0.1%
October 12, 2023 1,238 -1 -0.1%

Charts

Member of

More Clubhouse users