Mutawakil ♧ on Clubhouse

Updated: Mar 16, 2024
Mutawakil ♧ Clubhouse
2.1k Followers
1.1k Following
@sheikcarabee Username

Bio

🅷︎🅾︎🆈︎🅶︎🅰︎ 🅰︎🅺︎🅷︎🆈︎🅰︎🆁︎🆃︎🅰︎ 🆃︎🅴︎🅼︎1️⃣1️⃣4️⃣
القناعة نظاره 👓ان لبستها رأيت👀
الحياة جميلة 💫



‏عن أبي هريرة رضي الله عنه قال : قال رسول الله ﷺ : الساعي على الأرملة والمسكين، كالمجاهد في سبيل الله ". رواه البخاري
Nuxurka xadiiska waa Rasuulka NNKH waxa uu yiri,"Midka u taagan wax u qabashada haweeneey carmal ah iyo qof aan wax heysanin, waa sida mujaahidka ku dagaalamayo jidka Allah SWT."

Bidhaamin:

Carmal: Waa haweeneeyda ninkii qabay ka dhintay...Qofka Wax siiya Marna waa u sadaqo, Marna Waa u Jihaad.

Maskiinka Asigana waa La mid, Ujeedka Guud ee xadiiska waa In wax la sadaqeystaaa, La is Garabsadaa, La isku Turaa.

Alle SWT haduu kuu dhiibay, Adigana Inaa Sii Dhiibtid isku day, Bakheyltinimada Waa Cudur aaan laga Kabsan karin.

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 16, 2024 2,123 +3 +0.2%
February 23, 2024 2,120 +2 +0.1%
February 05, 2024 2,118 +5 +0.3%
January 19, 2024 2,113 +3 +0.2%
January 02, 2024 2,110 +5 +0.3%
December 18, 2023 2,105 +8 +0.4%
December 03, 2023 2,097 +8 +0.4%
November 18, 2023 2,089 +1 +0.1%
November 08, 2023 2,088 +4 +0.2%
October 29, 2023 2,084 +1 +0.1%

Charts

Member of

More Clubhouse users