DR KHÁŁÎÏŁ ŁÎPÀH on Clubhouse

Updated: Aug 7, 2023
DR KHÁŁÎÏŁ ŁÎPÀH Clubhouse
1.2k Followers
44 Following
@sheekhkhaliil Username

Bio

Nin lacagleh oo kibir badan labaatan jir haysta 20billion.no shukaansi⚰️ Aduunyadu waa DaryeeL
DaryeeLka wixii ku nooL
Dadbay magantiisa Tahay
Dardaaran cad ba ka yaaL
Daymiyo garashay rabTa
Hug loo dayay rabla
Renteeda gofkii duwaa
Xaquu kaga dayranyahay
Dawgeeda Hadaan la marin
Daliil rabi looga dhigin
Daynkeeda waxaad guda
Mar aanad u daafad Hayn
Ninkii dabinkeeda Gala
Dib Bay u xasuusisa
Dignino Hore oo badna



HOYGI JACYLKIYO HOOYADI FANKAY 💚🤍❤️.











DUNI AAD KATAHAY BOQOR 🤴
HAKA NAQON QOF DAYRA AH 🙁
DAHABAD UDHALATE 🌟
SIDA MAAR HADOORSAMIN 🚷
KARAMAD KU DADANTE 🥇
SIDA DUUNYO HAW LUMIN🌎
ADIGA OO DAL HAGA KARA 💚🤍❤️
ADIGU HAYSLA DAADAGIN 🧮
DHAGTU WAY DA WAYNTAHE 🦻
MAGACAAGA DIIB MARI 🗣️
TAARIIKH BAA DAMBAYSE ✍️
HAKA TAGIN WAX LAGA DIDO 💀



DR 👨‍⚕️:KHÀŁÎÍŁ


QOF WALBA ULA DHAQAN SIDA
UU KUULA DHAQMO BILA WAJI ☠️

Qofkastoo * guulaystay
• wuxuu Lee yahahy sheeko
xanuun badan, sheeko kastoo xanuun badana waxay ku dhamaata guul xanuunka guul darada aqbal si aad ugu diyaar garowdo guushada 🗣️🗣️





DUNIDA AAN KU NOOL NAHAY MA,AHA GOOB NASASHO. WAA GOOB IMTIXAAN WAA MEL LGU KLA SAARO KUWA SIDA DHABTA AH UNOOL, DHIB KASTANA KU SABRA IO KUWA UNOOL SI DHEL-DHEL AH. HAkU LUMIN WAQTIGAAGA BASHAAL IO MAdADAALO,
KA DIGTONOW LA JOGA SXBDA XUN, LASOCO DADKA WANAGSAN 🫡🫡



* IGA RALI NOQO HOOYO WAXAN RADINAYA JACEYL
DHABA ADIGA 00 NOOL ADIGA 00 IDHADhANSIYAY
MACAN KASTA 00 AY NOLOSHU LEDAHY O ADAGA 00 IGU
HAGAY HANANKA Q0F NIMADAYDA ADGA 00 IBARAY SIDA
WAX LOCAFIYO E HOOYO MAJIRO JACYEL KAGA JACEYL KA
9IMA BADAN 0O KANAXARIS BADAN HOYO NAXARIS IYO
NABAD GALYO GORKAGA HA AHAATO INATA NOLASHADA
KADHIMAN AKHIRNA JANAAN ILAHY KAGA BARYAYA I
WN KU JECLAHY MAMA🥹❤️









Hadad tahy Lama huraan waxan ahy Lama helaan💀

Jaahil Baa Ugu Muran Badan
Fulay Baa Ugu Booto Badan
Bakheyl Baa Ugu Tuugsi Badan
Marti Baa Ugu Xan Badan
Faqir Baa Ugu Faan Badan
Dogon Baa Ugu Ugu Kibir Badan
Beenaale Ayaa Ugu Dhaar Badan
Tug Baa Ugu Shaki Badan ❤️

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
August 07, 2023 1,296 -263 -16.9%
July 22, 2023 1,559 +2 +0.2%
July 17, 2023 1,557 -1 -0.1%

Member of

More Clubhouse users