FACEBOOK MESSENGER on Clubhouse

Updated: Nov 11, 2023
FACEBOOK MESSENGER Clubhouse
866 Followers
1k Following
@sheekhaal4ever Username

Bio

╱◥██████◣ 🇬🇲
│∩│🖼️▤│▤▤│
▓▆▇█▓∩▓█▇

𝐎𝐆 𝐫𝐞𝐞𝐫 𝐜𝐚𝐛𝐝𝐢𝐥𝐞 𝐠𝐚𝐧𝐠𝐬🇬🇲🇬🇲🦁💪
👑👑👑👑👑👑👑👑
𝐬𝐡𝐞𝐞𝐤𝐡𝐚𝐚𝐥 𝐚𝐰𝐬𝐚𝐦𝐚𝐭𝐞𝐫 🇾🇪📿

𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐥 𝐰𝐚𝐫𝐲𝐚𝐚


o͜͡g͜͡a͜͡a͜͡d͜͡e͜͡n͜͡ G͜͡a͜͡n͜͡g͜͡s͜͡
🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩
🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩
🟦🟦🟦⬜⬜🟦🟦🟦
🟦🟦🟦⬜⬜🟦🟦🟦
🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥
🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥
𝐐𝐀𝐁𝐈𝐈𝐋𝐊𝐀𝐍 𝐊𝐀 𝐃𝐇𝐀𝐒𝐇𝐀𝐘 𝐎𝐆𝐀𝐀𝐃𝐄𝐍 𝐁𝐀𝐃𝐀𝐍𝐄 ❤️❤️💪💪👑👑👑


🆂𝐇𝐢𝐢𝐤𝐡𝐚𝐚𝐥 🩸💯❤️
🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥
🟦 ✪⬜️⬜️⬜️⬜️⬜️
⬛️⬛️⬛️⬛️⬛️⬛️⬛️
𝐑𝐄𝐄𝐑 𝐀𝐁𝐓𝐈𝐆𝐀𝐘 𝐀𝐃𝐃𝐔𝐍𝐊𝐀𝐍 𝐔𝐉𝐄𝐂𝐋𝐀𝐇𝐀𝐘 𝐒𝐇𝐄𝐄𝐊𝐇𝐀𝐀𝐋 ❤️🇾🇪🇾🇪

ⱮȺղ ͼῖϯy🥷🤍💙. ͼῖϯyϟєภ🐐💯


Champion🏆🎖🥺🤍💙 Champion🏆🎖🥺🤍💙Champion🏆🎖🥺🤍💙Champion🏆🎖🥺🤍💙Champion🏆🎖🥺🤍💙Champion🏆🎖🥺🤍💙Champion🏆🎖🥺🤍💙Champion🏆🎖🥺🤍💙Champion🏆🎖🥺🤍💙Champion🏆🎖🥺🤍💙Champion🏆🎖🥺🤍💙Champion🏆🎖🥺🤍💙Champion🏆🎖🥺🤍💙Champion🏆🎖🥺🤍💙 Champion🏆🎖🥺🤍💙Champion🏆🎖🥺🤍💙Champion🏆🎖🥺🤍💙Champion🏆🎖🥺🤍💙Champion🏆🎖🥺🤍💙Champion🏆🎖🥺🤍💙Champion🏆🎖🥺🤍💙Champion🏆🎖🥺🤍💙Champion🏆🎖🥺🤍💙Champion🏆🎖🥺🤍💙Champion🏆🎖🥺🤍💙Champion🏆🎖🥺🤍💙

nin kadhashay 18.9m 👑🙏✅

Ogaadeen haddaan ahay dad wow, amar korreeyaaye

Oo ubaxa baarkaan ihiyo, awrta Haashima e
Abtirsiinydey waxay gashaa, odoyo waaweyne
Halkaan uga arooraana waa, odaga Daaroode

🐎🇺🇿🇸🇴
Allow yaa darwiishkii farriin, dabacsan gaarsiiya
Allow yaa dabbaal deg iyo farax, kala dul eedaamaya
Allow yaa dadkaagii yiraa, dowladnimo qaaday
Dhaaxuu udaakiray xaqoo, naga dahsoonaaye
Ha daawado dadka u hiiliyiyo, dooga soon baxaye

Allow yaa dirkii Dhoodi meer, doona faraciisa
Allow yaa darmaan fara taqaan, duqa uheenseeya
Allow yaa duleedyada Taleex, uga damaashaada
In dariiqadii nooshahoo, dihina soo gaadhay
Oo uu dabkuu shiday, rag kale dogobyo ski saaray
Allow yaa AF lama daaliyee, daacad ugu sheega.

W/T: Abwaan Qaasim AHU

Member of

More Clubhouse users