♕︎ᗷOᑫOᖇ ᗷIᘜᗩYՏ on Clubhouse

Updated: Apr 18, 2024
♕︎ᗷOᑫOᖇ ᗷIᘜᗩYՏ Clubhouse
1k Followers
1.2k Following
@shankukibir Username

Bio

𝘽𝙤𝙦𝙤𝙧𝙠𝙖 🇧 🇺 🇷 🇨 🇦 🇩  ✔︎



R̶e̶e̶r̶ B̶A̶R̶I̶ 🏊‍♀️🐟🐟🐋⛴️
✌︎ B̥ͦo̥ͦs̥ͦḁͦḁͦs̥ͦo̥ͦ D̥ͦe̥ͦe̥ͦq̥ͦḁͦ 🇸🇱
☞︎↱ ꙲🅱꙲𝐔𝐑𝐂𝐀𝐃☠︎︎🅖︎𝐀 ꙲𝐍🅖︎𝐒 ꙲↲☠︎︎



↱ ꙲🅱꙲𝐔𝐑𝐂𝐀𝐃☠︎︎🅖︎𝐀 ꙲𝐍🅖︎𝐒 ꙲↲

༺🅜adax 🅦eyn ❦︎ᗷIᘜᗩYՏ ᗷOᑫOᖇKᗩ

««𝐃𝐚𝐝𝐤𝐮𝐛𝐚 𝐦𝐚𝐫𝐛𝐚𝐲 𝐢 𝐚𝐡𝐚𝐚𝐲𝐞𝐞𝐧 𝐦𝐚𝐫𝐨 𝐝𝐮𝐤𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚𝐥 »»
🟦🟦🟦🟦
PuTLAND. Nagabadan PuTLAND
🟩🟩🟩🟩

Ha da maanso abtiyaw adiga hibo lagu siiye
Helistisa adigaa yaqaan iyo hilinka loo qaado
Habka luuqda adiga ku ladha haybad luq wacane
Dadka kiiba hayb muul is bida adigaa soo higaad bara eh
Hordhigaalka adigaa ahiyo hiilka gabaygiise
Aniguna hidaas baan ahiyo jiilka lagu haybsho
Hayeeshee waydanba dhigay hegerdankiisiiye
Hoori waliba goortu la kacay muunad heli waaye
Hawala waran mooye si kale wawgu haayiraye
Hal suaal oo laabtu gocatay bal aan idin haleelsiiyo
Hal uu hororba cunay oo markaa hiihda lagu garay
Hadii laba qaloo oo markaa shan waaax hilibka loo qaybsho
Sadex waaax hadii ay noqdeen kuway milil ka hooraayo
Labo waax hadii ay markaa haraca kuu yaalo
Halqigi ilaahay markaa hogorka soo qaato
U habay hadii laguba dhaho oo Hagar la an qaybi
Bal higaadi shacabkaa oo haybad uga so bax ?

::Gabay tariikhiyan:::

Tan iyo Ximirki deyreed waxaan xagada kuu daajey

Xaanxaan- tintii  waxaan fardaha kaaga xero dhaafshey

Waxaan qoofalkaas kuugu xirey xarabad weeyaane

Xubbiyay rag leysugu xotomi laba xiniinyoode

Nin xishoonayaa waakan oo xirey billaawaha’e

Ninkaan xuural-ceyn doonahayn xowda how baqo’e

Xaar-xaaro Cali bey dagaal kaga xumeeyeene

Isagaa intuusan xarbiyin xoorey salabkiiye

Ineynaan xamaaliin geleyn xal aan ahaan weeye

Innagu xaadiriin beynu nahay xumiyo kheyraade

Boqorkii xariirtiyo ahaa xaalidiyo shaaha

Inuu haatan xaami isu rogey gaalo heys xuliso𝗣𝗨𝗡𝗧𝗟𝗔𝗡𝗗𝗘 🟦🟦 ★🟦🟦
⬜️⬜️⬜️⬜️
🟩🟩🟩🟩🟩
««ᴅᴀᴅᴋᴜᴍᴀ ᴍᴀʀ ʙᴀʏ ɪɪʜᴀʏᴇᴇɴ ᴍᴀʀᴏ ᴅᴜᴋᴀᴀɴ ᴛᴀᴀʟ»»

𝗱𝗼𝗼𝘅𝗮𝗱𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗿𝗼𝗼𝗿 🦁

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
April 18, 2024 1,061 +1 +0.1%
March 13, 2024 1,060 +4 +0.4%
February 20, 2024 1,056 +2 +0.2%
February 02, 2024 1,054 +7 +0.7%
January 16, 2024 1,047 +3 +0.3%
December 31, 2023 1,044 +5 +0.5%
December 15, 2023 1,039 +2 +0.2%
November 30, 2023 1,037 +139 +15.5%
July 24, 2022 898 +1 +0.2%
June 17, 2022 897 -14 -1.6%

Charts

Member of

More Clubhouse users