❤️❤️❤️🍇🍇✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️🌺💐
Ha Dhaafin Adiga Ayay Kugu Socotaa Haaa Ama Maya Mid Un Uga Jawaab Sualahan Aan Kugu Weydiin Doono Qormadeydan Hoose .
============================
1: Ma Heysta Guri Aad U Hoyatid Ood Si Nabad Ahna Ku Seexatid Ugana So Toostid Walibana Cuno Aad Cuntana sow Kama Haleysid Gurigaaga ?
- Haday Jawaabtaadu Haa Tahay ,Waxaad Ka Nasiib Badantahay 75% Dadka Dunida Ku Nool.
2: Maantay Caafimad Iyo Amaanba Ma Heysataa?.
_Haday Jawaabtadu Haa Tahay Waxad Kanasiib Badantahay Malaayin Xanuuno La Ildaran.
3: Amaa Waliga Xabsi Gashey Ama Lagu Jirdiley ?.
_ Haday Jawaabtaadu Maya Tahay Waxas Kanasiib Badantahay 500 milyan Oo Qof Oo Dunidan Dul Saaran.
4: Si Xoriyad Leh Sow rabbiga Kuma Caabudi Kartid Oo Goorti Salaadi Wajibka Ah Laga Rabo Sow Iskma Bixin Kartid.
_ Haday Jawaabtau Haa Tahay Dad Badan ayad Kasiin Badantahay.
5:Hooyada Ama Aabaha Midkood Ma Noolyahay Ama Labadubu Ma Noolyihin?
_Haday Jawaabtadu Haa Tahay 70% Basharka dunidan Dul Saran Wad Kanasiib Badantahay .
6: Sow Ma Awoodid Inad Akhrisid Qoraalkeygan.?
_Haday Jawaabtadu Haa Tahay Dad Badano Waxna Akhrin Karin Bad Kanasiib Badantahay.
Rabbi Ayaa Ku Mahadsan Nimcooyinka Faraha Badan Ee Uu Inagu Galaday .
Hadad Akhirsay Ha Iska Bixine Raad Ka Tag Saaxiib ,Siina Share Gare Qoraladan Mudan Inay Faafan.
Kelnada Alxamdullilah Rabbi Aad Bu u Jecelyahay Ee So Qor Farahaga Marag Haku Noqdaane Maalinka Qiyaamo🙏
W/Q: Mohamed A Mohamed
Erayo Xikmad Badan Iyo Xaqiiqo Nolosha Ah
Waxa aan murugoodaa marka aan:
– Waxa aan murugoodaa marka aan xiiseeyo waqti fiican oo i dhaafay in uu soo noqdo.
– Waxa aan murugoodaa marka aan xasuusto qof wanaagsanaa oo adduunyada kaga ambabaxay safar aan soo noqosho lahayn.
– Waxa aan murugoodaa marka aan muraayadda hor istaago ee aan ku sigto in aan muuqayga garan waayo (In aan is garan waayo is-beddelka igu dhacay dartii)
– Waxa aan murugoodaa marka aan cod dheer oo qaylo dhaan ah dirto, ee cid i jawaabta aan waayo.
– Waxa aan murugoodaa marka aan dareemo dulmi la igu hayo oo aanan taag u haynin in aan naftayda ka difaaco.
– Waxa aan murugoodaa marka aan jacaylka dartii uga tanaasulo wax yaabo badan oo ay naftaydu u baahnayd.
✍𝙙𝙧 𝙢𝙖𝙨𝙡𝙖𝙭 𝙖𝙗𝙙𝙪𝙡𝙖𝙖𝙝𝙞
if the data has not been changed, no new rows will appear.
Day | Followers | Gain | % Gain |
---|---|---|---|
September 08, 2023 | 251 | -14 | -5.3% |
October 20, 2022 | 265 | -9 | -3.3% |
August 21, 2022 | 274 | -8 | -2.9% |
July 15, 2022 | 282 | -8 | -2.8% |
June 08, 2022 | 290 | +4 | +1.4% |
May 01, 2022 | 286 | -11 | -3.8% |
March 24, 2022 | 297 | -11 | -3.6% |
January 25, 2022 | 308 | -6 | -2.0% |
December 18, 2021 | 314 | -7 | -2.2% |