Shabac 𓃭 on Clubhouse

Updated: Dec 27, 2023
Shabac 𓃭 Clubhouse
42 Followers
35 Following
Mar 7, 2021 Registered
@shabac Username

Bio

Mararka gaar fogaanta ayaa ku baraysa quimaha gofka.❤️🐊


Mar wallaa oo aan arko suuradaada farxada badan waan ku si jeclaadaa maxaa yeelay waxaan dareemaa dareen aanan caadi ahayn.❤️🐊

Side ugu fikiri karaa inaa kaa tago adigoo ah shaqsiga maalin walba diyaar u ah inuu idareensiiyo naxariis iyo kalgacayl.❤️🐊


Dareenka aan helno hal daqigad o adag kaso inaga farxiya, ayaa ka qurux badan kun eray 0. jacayl ah❤️


Hadaad ahayd bilow noloshada wax walboo wanaagsan kusoo kordhiyey niyad samaan iyo rajo wanaagsanba, nogo dhamaadka mahadin walba ku jirta🍫


Maan kaaga sheekeyn wax kastood i tahay, ilaa inta an awoodo mooyee waxa jira shayo badan o galbigeyga ku jira laakiin ay adag tahey sidaan kugu kuu dhihi lahaa🐊❤️

Ha isla noolaanina o ha isku ag noolaanine, ee isku dhex noolaada🥀


Wagtiyada gaar waxaad ubaahan tahay gof ku siiya wagti, ogolna inuu ku dhegaysto.🐊

Aad ayaan u nasiib badnaan doonaa, haddi ad nogon doonto lammaanahayga nolosha.❤️

Invited by: moha

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
December 27, 2023 42 -587 -93.4%
November 17, 2022 629 -8 -1.3%
September 08, 2022 637 -5 -0.8%
July 28, 2022 642 -2 -0.4%
June 21, 2022 644 -16 -2.5%
May 15, 2022 660 +2 +0.4%
April 07, 2022 658 -4 -0.7%
February 08, 2022 662 -6 -0.9%
January 01, 2022 668 -4 -0.6%
November 24, 2021 672 -5 -0.8%

Charts

Member of

More Clubhouse users