Abeesoxambar on Clubhouse

Updated: Oct 4, 2022
Abeesoxambar Clubhouse
1.9k Followers
2.3k Following
Mar 28, 2021 Registered
@samiiirrrr Username

Bio

Allahayow nin waynbay
Ajashiisu timidood
Aakhiro u hoysoo
Aniguna ergaanee
Iilkiisa nuur iyo
Uga yeel mid waasaca

Allahayow firdawsiyo
Nebigii udgoonaa
Ku casuum agtiisoo
Ifku siduu karaamiyo
Sharaf ugu ammaannaa
Oofsataye u muunee

Allahayow astaanbuu
U ahaa sinaantoo
Eraygiisa waligii
Dulmi kuma amaanine
Sida uu agoontiyo
Xaqa ugu adimi jiray
Oofsataye u muunee ✅✅✅✅✅

Invited by: Shuuuuuu Iove

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
July 16, 2022 1,900 +100 +5.6%
March 26, 2022 1,800 +100 +5.9%
October 31, 2021 1,700 +100 +6.3%
September 22, 2021 1,600 +816 +104.1%

Member of

More Clubhouse users