Saki Hussein on Clubhouse

Updated: Jul 25, 2023
Saki Hussein Clubhouse
146 Followers
525 Following
Mar 7, 2021 Registered
@sakariye2022 Username

Bio

Nimaan naanays lahayn waa ri' gees la'

Maalintii oday oday baa loo shiraa, habeenkiina habar habar

Ishaaduna waa kula fil, dhegtaaduna way kaa weyntahay

Maroodigu takarta isaga saaran ma arkee, kuwo kale saaran buu arkaa
Aan wada hadalno waa aan is heshiino

Gari laba nin kama wada qosoliiso

Nin weyn tag lama yiiraahdo, wuxuu ku tagaa aa la tusaa

Xiiso iyo xumbo way dhacaan
Hilmaam hadal kuma jiro
Waano dhalad baa ka adag
Ninkaad saacad ku baran weydeey sanad kuma baratid

Intaadan fallin ka fiirso.
Cid wax kusiisaa wax badan baad aragtaa, cid kula talisaana wax yar baad aragtaa.
Waxaad ceeb u taqaana nin bay caadi u tahay.
Hadal nin si u yiri, ninna si u qaaday

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
July 25, 2023 146 +1 +0.7%
October 10, 2022 145 +1 +0.7%
July 10, 2022 144 +1 +0.7%
June 03, 2022 143 -2 -1.4%
April 26, 2022 145 +3 +2.2%
March 18, 2022 142 +1 +0.8%
November 05, 2021 141 +2 +1.5%
September 28, 2021 139 +15 +12.1%
August 07, 2021 124 +32 +34.8%

Charts

Member of

More Clubhouse users