๐ธ๐ด๐นโค๏ธโฌโซโค๏ธ๐น๐ธ๐ด
Dunida maanta tagane
Qofkaad dareenkaaga siisaba
Muxuu doqon ku moodaa
Ama qof dantii aqoon
Danbiile miyaad noqon
Hadaad dayr jacayl
Dalaq tiraahdoo
Daacad laguu galo
Maxaa dabin lagu maleegaa
Maxaa duuftiyo xanuunka
Laguugu daawadaa waxbadan
Daciif kolkaad tahay
Gacan dabacsaniyo
Daryeel u baahan tahay
Dabin xanuun le iyo
Dab maxaa laguu galshaa
๐ธ๐ด๐นโค๏ธโฌโซโค๏ธ๐น๐ธ๐ด