Snapchat : Aymaanmuuse
Fecbook : Ahmed Sadam Muuse
Twitter. Aymaan34
Saatiroow Allahayoow
Adigaan salaadaha
Sunnaha iyo faralkaba
Kuu dhigaa sujuudoo
Suubanida kitaabkiyo
Sadarada qur'aankaa
Iga sudhan quluubtoo
Salligiyo digriga badan
Aduunbaan sareeyoow
Samo kaaga sugayaa.
Mana jiro sir iyo caad
Markay suruqdo xaajadu
Sababtaada mooyee
Qof aduunka socon kara.
Maantana sareeyoow
Hadaan sacabka tuugmada
Sara-joog baryada badan
Rabbaw kuula sare kacay
Cudurada saqaafee
Sunta iyo dilaaga leh
Adigaa sareeyoow
Naga samato bixin kara.
if the data has not been changed, no new rows will appear.
Day | Followers | Gain | % Gain |
---|---|---|---|
May 23, 2022 | 1,000 | -100 | -9.1% |
September 23, 2021 | 1,100 | +14 | +1.3% |
August 26, 2021 | 1,086 | -8 | -0.8% |
June 17, 2021 | 1,094 | -5 | -0.5% |
June 10, 2021 | 1,099 | +8 | +0.8% |
June 04, 2021 | 1,091 | -2 | -0.2% |
May 28, 2021 | 1,093 | -16 | -1.5% |
May 17, 2021 | 1,109 | -2 | -0.2% |
May 12, 2021 | 1,111 | -6 | -0.6% |
May 02, 2021 | 1,117 | -3 | -0.3% |