Wiil laba iyo toban (12) jira hadduu lali ahaan waayo
Looyaanta dirireed hadduu laaga rogi waayo
Liibaanta xoolaad hadduu luug ku dari waayo
Marti leyl dhaxaad timi hadduu luun ka rogi waayo
Kol haddii labaatan(20) udugoo labo(2) u dheeraato
Ragganimo ludiis kuma jirtee liicyayee ogaada
SULDAAN CABDILLE GUURE
๐ธ๐ฆ
if the data has not been changed, no new rows will appear.
Day | Followers | Gain | % Gain |
---|---|---|---|
November 22, 2023 | 746 | +619 | +487.5% |