кιηg ➳нαηυηιує on Clubhouse

Updated: Aug 9, 2023
кιηg ➳нαηυηιує Clubhouse
3.3k Followers
2.2k Following
Mar 9, 2021 Registered
@rayfe2 Username

Bio

Ihave my dream girlfriend 🥰🥀❤️Always respect my people 🥰😍but you can read this
🙏👇👌👇
One family team ⚜️©️⚜️
🔰
Taken man


💍 💑 👸💍🥀❤️




Jaceylku waa naxariis, waa dareen aad uqurux badan.
Jaceylku waa rabitaan wayn oo soo jiidasho, ka helitaan iyo xushmadna ay ku dheehantahay.
Jaceylku waa dareen la isla sido oo qofba qofka kale dhankiisa ka daadihiyo.
Jaceylku ma aha mid lagu qeexi karo ama lagu sifayn karo hal qoraal.
Jaceylku waa nolol, noloshu waxay ka unkantaa meel jacayl kajiro meel nacayb kajirana nolol kama jirto.
In aad hesho jaceyl dhab ah:
Helitaanka jacayl dhab ah ma ahan wax adag laakiin waxaa adag in la joogteeyo.
Noloshu Dhadhan Ma Yeelato Jacayl La'aan.! Jacaylkuna Macaan Ma Yeesho Kalsooni La'aan.! Kalsiinidu Ma'aha Mid Dhalata Farxad La'aan.! Farxaduna Ma'aha Mid Timaada Naxariis La'aan.! Naxariistuna Waa qofka aad adigu jeceshahay.
Faaiidada Fariimo jaceyl ah:
In aad sms ka qofka aad jeceshahay eegto waa faaiido, in aad akhrisana waa u muhiim, in aad u bogto kuna dhoola cadeysana waa u farxad.
Marka si,aad farxadaasi qofka ula wadaagto baro maanta fariimo jaceyl ah oo soo jiidasho leh.
Hal qoraal oo aad u dirtaa qofka aad jeceshahay ayaa waxa uu bedeli kara/jihadiisa.
Waxaan intaasi uga gudbayaa faaidada sms jaceyl ah uu leeyahay marka aan kula dardaarmo:
Ha dhibsan qof ku jecel, waayo waxaa heysta dhib ka badan midka aad ka tabaneyso adiga.
Hana iloobin dadka wanaagsan waa sida shumaca oo kale waxa ay naftooda u dhibaan am ay u gubaan si, ay iftiin u siiyaan dadka kale.
Qalbi wanaagsan markaad leedahay, ogow farxaduna deris beey kula tahay oo waxaad noqoneysaa qof mar walbaa faraxsan, dadkuna waxa ay ku dhihi doonaan "Maxaad ku soo quraacatay maanta, waxaa kaa muuqdo farxad aan caadi ahayn.

Invited by: Omar Shiddo

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
September 26, 2022 3,300 +100 +3.2%
July 21, 2022 3,200 +100 +3.3%
June 28, 2022 3,100 +100 +3.4%
June 05, 2022 3,000 +100 +3.5%
May 07, 2022 2,900 +100 +3.6%
April 21, 2022 2,800 -100 -3.5%
April 17, 2022 2,900 +100 +3.6%
March 10, 2022 2,800 +100 +3.8%
February 18, 2022 2,700 +100 +3.9%
January 13, 2022 2,600 +100 +4.0%

Charts

Member of

More Clubhouse users