Naftii Hurre on Clubhouse

Updated: Nov 8, 2023
Naftii Hurre Clubhouse
990 Followers
939 Following
@ramadmaale Username

Bio

⚪️⚪️⚪️⚪️🔴🔴🔴🔴⚪️⚪️⚪️⚪️
⚪️⚪️♦️⚪️🔴🔴⚪️🔴⚪️⚪️♦️⚪️
⚪️♦️⚪️⚪️🔴⚪️🔴🔴⚪️♦️⚪️⚪️
⚪️♦️⚪️ADAL👑EMPIRE♦️⚪️⚪️
⚪️♦️⚪️⚪️🔴⚪️🔴🔴⚪️♦️⚪️⚪️
⚪️⚪️♦️⚪️🔴🔴⚪️🔴⚪️⚪️♦️⚪️
⚪️⚪️⚪️⚪️🔴🔴🔴🔴⚪️⚪️⚪️⚪️

UGAAS NUUR UGAAS ROOBLE

Kabo subaga oo kurus geel kujiro ninki lagu karameyey

Inuu aayar kimistiisa cuno wuu ka kaafuraye

Abidkiiba ninkii nagu kama kibirna noo keeno

Kabo dhiiga waan siinjirniyo kalax dhunkulede

Adigaba kaskaba ku dhigay karinka jiifede

Kac waysayso dhaha wadigii kibirka waalnaye

SULDAN SULEIMAN ALI

Xidigii shareernaa markuu sheeda ka iftiimay
Ee aan tolkeen wada shirnee maalmo wada shawrnay
Kubadii shalayban ku riday shabaqii waynaaye

NAFTII HURE RN

Nin raga intuu garan jiruu ,gole ka maahmaahaye

Gadaha reeraha la isu tirsaa , wuxu guulo leeyahay

Golahan ma imaad nimaan xaajo goosan karahayne

Gubaabada lagu kicshaa ninkii ,guulan garanayne

Saw anagu gabanada ma nihin ,umadan gaagaabshay

Axmaarkiyo orooba uga guureen gibilkan oo buuxe

Ma cid ila gadaa joogta (clubhouse )oo gabay usoo qaato

ABWAAN BASHIIR OMAR GOOD

Dagaalada intaan soo gallee La isla garanaayo

Wada gaadhi maayee haddaan
gobol ka faaloodo

Boqor nuunno amarkii gafkii
arlada gaadhsiiye

Wuxu dunida kala gaabiyuu
gebi is moodaaba

Galsho caano laga buuxiyey
galab ku tuureene

CALI TADHASE

Dadkoo baadiye ah badaw ah oo liita

Bandarna saylacbuu ahaa ,bayca xooluhuye

Bad mareenada iman jiray oo bugaagba qorane

Boqoro shan iyo tabona isaga dhaxlay iyo baho odayal

Inkastoo badnaayeen hadaan geesiyada baadho

Ahmed gurey bilaa kuma jiree waa bahdan nahay

Amiir nuur cidii u baahanay wanku barayaaye

Halkaasad bayaankiyo ka heli been ma sheegtada,e

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
November 08, 2023 990 -10 -1.0%
March 23, 2022 1,000 -100 -9.1%
January 22, 2022 1,100 +100 +10.0%
December 24, 2021 1,000 +175 +21.3%

Member of

More Clubhouse users