Wixii adiga kuu daran.
Hala doonan Ruux kale.🙉
Dudaad istaagtana.
Dadku yaysan kaa nixin.
Dadqal yaan laguu bixin.🦴
Runta lama dahaadhee.
Xaqa abid ha duudsiyin 🦻
Yaan damiirku kaa dhiman.
Damqashaduna ha kaa tegin.
Doodaada sheegoo .
Waxa aanad doonayn.
Dirqi yaan laguu gelin.
Noqo diidey ruux kara.🗣 hadan
Dhuuni uun ha daydeyin.
Hadba meesha dihinee.
Diriradu💦 ku hoogaan🤑
if the data has not been changed, no new rows will appear.
| Day | Followers | Gain | % Gain |
|---|---|---|---|
| November 16, 2023 | 636 | -40 | -6.0% |
| October 15, 2022 | 676 | -20 | -2.9% |
| August 18, 2022 | 696 | -8 | -1.2% |
| July 12, 2022 | 704 | -5 | -0.8% |
| June 05, 2022 | 709 | -15 | -2.1% |
| April 29, 2022 | 724 | -8 | -1.1% |
| March 21, 2022 | 732 | -13 | -1.8% |
| January 23, 2022 | 745 | -4 | -0.6% |
| December 16, 2021 | 749 | +5 | +0.7% |