Dhooley (Qurux wanag) on Clubhouse

Updated: Mar 27, 2024
Dhooley (Qurux wanag) Clubhouse
1.5k Followers
1.6k Following
Jun 11, 2021 Registered
@qurux_wanag Username

Bio

S̑̈omalilander Girl👸💚★♥️

Duriyadii Reer Sheikh Isaxaq👑♥️


اللهم أنت ربي لا إله إلا أنت، خلقتني وأنا عبدك وأنا على عهدك ووعدك ما استطعت، أعوذ بك من شر ما صنعت، أبوء لك بنعمتك علي وأبوء بذنبي فاغفر لي فإنه لا يغفر الذنوب إلى أنت😓😢😢



اللهم أعني على ذكرك وشكرك وحسن عبادتك😘







Waad soo habsaantey!

Sideen u qeexaa wanaagaga iyo qofnimadaadan cajiibka ah, daacadnimadaadan aan qoraalka lagu sheegi karin, naxariistaadan niyadda qayb u heshaa ku degayso, iyo quruxdaada guud ee indhaha qabtaa ka jeesan karin? In badan baan qalbiga ku sitey suuraddaadan oo kale. Waan aamini la’ahay in aad leedahay dhammaan astaamihii aan ku xulan lahaa qofkaan rabo, waan se ka xumahay, waxaad timid xilli aanan muhiim u arkayn wax dhaafsiisan nolol maalmeedkayga. Wakhti aan dedaal ku bixiyo danahayga gaarka ah oo keliya. Xilli aan u jeestey isbeddallada kale ee nolosha. Waxaa ku dhaafay daryeelkii, danayntii iyo u hagar bixiddii aan mar walba diyaarka la ahaan jirey. Waxaan is waydiinayaa “Ma adaa nasiib xun, mise aniga? Waayo, waxaas oo dhan adiga ayaa u qalmaayay!

Wanaagsanaan lahaydaa, anoo dib u heli kara daacadnimadaydii iyo kalsoonidaydii faraha badnayd ee aan qof walba kusoo dhawayn jirey, si aan adiga gaar kaaga dhigo. Waxa keliya ee aan ka qoomamoonaayo ayaa ah; inay lumeen fursadihii uu u qalmaayay qof adoo kale ah. Ii cudur daar haddii ay ku cajabin waayaan dhaqamadaydu, haddii aad iga arki waydo firfircooni iyo farxad siin joogto ah, sababtoo waxaas oo dhan way iga dhammaadeen hadda. Waxaad kusoo beegantay xilli aan ka rejo dhigey barashada qof cusub, iyo bilaabidda xidhiidh aan midho dhal lahayn, waxaa cabsi igaga tegay xidhiidho hore oo burburey, kuwaasi oo aan ka dhaxlay werwer iyo niyad jab...

Invited by: I҈s҈r҈a҈ A҈h҈m҈e҈d҈

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 27, 2024 1,565 +4 +0.3%
March 10, 2024 1,561 +10 +0.7%
February 17, 2024 1,551 +2 +0.2%
January 30, 2024 1,549 +3 +0.2%
January 13, 2024 1,546 +1 +0.1%
December 28, 2023 1,545 +8 +0.6%
December 12, 2023 1,537 +6 +0.4%
November 28, 2023 1,531 +31 +2.1%
January 06, 2023 1,500 -100 -6.3%
July 12, 2022 1,600 -100 -5.9%

Charts

Member of

More Clubhouse users