Bani aadan baad tahay
Mid lasoo bayaanshoo
Laga tiray xumaha oo
Caqli lagu kabaad tahay
Diin iyo karaamuu
Rabbi kugu galadayoo
Kugu dhaafshay uunkee
Ha is dhigane Soo bood
Dadka kii ku baafshee
Kuu hura naftiisee
Kugu dhiga boggiisana
Haku hiifin boodhkoo
Ha bakhsine Baxnaanee
Waxa maanka doorshee
Dulligiyo xumaha sida
Ka bogsoo ha baayicin
Abidkaa akhlaaq iyo
Ku sugnow samaha oo
Nafta gee halkii mudan.
Invited by: Naciima Mohamed
if the data has not been changed, no new rows will appear.
Day | Followers | Gain | % Gain |
---|---|---|---|
June 02, 2024 | 25 | +5 | +25.0% |
July 09, 2023 | 20 | +3 | +17.7% |
September 15, 2022 | 17 | +1 | +6.3% |
August 01, 2022 | 16 | +2 | +14.3% |
June 25, 2022 | 14 | +1 | +7.7% |
May 19, 2022 | 13 | -1 | -7.2% |
April 11, 2022 | 14 | +2 | +16.7% |
October 20, 2021 | 12 | +1 | +9.1% |
September 14, 2021 | 11 | +10 | +1,000.0% |