Anshax zame on Clubhouse

Updated: Oct 15, 2023
Anshax zame Clubhouse
897 Followers
866 Following
@qeyzarapdi Username

Bio

◢◣
◢◤♥️◥◣
◥◣♥️◢◤
꧁❪█⚀👑⚅█༒KiNG༒█⚅👑⚀█❫꧂
꧁❪█⚀👑⚅█༒OF༒█⚅👑⚀█❫꧂
꧁❪█⚀👑⚅█༒FB༒█⚅👑⚀█❫꧂
◢◤♥️◥◣
◥◣◢◤
◥◤






꧁᯾༆🎲🇸🇱✰᯾꧂







Hadii aad rabtid ina caruurtaadu noqdaan kuwo aad u aqli badan aad ugu sheekee sheekooyinka Cifriid❤😍🤩

*Inkasto dadal Badan
*Daal dheerba loo maro
*Dheefta kuu danbaysaa
*Dhidid laga doogsada
💉✅❤️
Gabal dhacay miya kaligey talo gorfeeyey
Gad gadoonka waayaha miyaan galbtii eegaa
Haday gubaty farxadii waqtiguna i gees maray
Maan gaabin socodkii go,aankii ma siideyn
Waan gooyey jiifoo guul raadis baan ahy 💝Qalbi xalan xasuus aan gudhayn laab xubbigu seexdo
Xammil caashaq wadne kuu xafidan xididdo kuu oomay
Xubno jamasho xaglo kuu darsaday maan xasili waayey
Xus ku haybsha hammi kuu xawilan xiise kugu naaxa
Iyo dookhaad xaradhaamisaan kugu xannaanshaaye.
Sidii baan xasuus ugu gam’aa tan iyo xaataaye
Kama furin xakamahaad ogayd dhiig xammaallada`e
Xiddigyahay ifaysaa adaan kugu xubeeraaye
Adigaan haween kugu xasilay xulashadaydiiye
Xuuralcayn la moodyeey adaa xulay hankaygiiye
Xarragadiyo laafyaha kolkaad xarrakadaynayso
Suunniyaha la soo xooday iyo xaadda dhabankaaga
Xirribaha madow ee indhaha lagu xayaysiiyey
Xubno jalaqsanleeyeey timaha sinnaha xaabaaya
Kolkaan soo xasuustuu qalbigu kuu

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
October 15, 2023 897 -203 -18.5%
January 04, 2023 1,100 -100 -8.4%
October 26, 2022 1,200 +100 +9.1%
September 21, 2022 1,100 -100 -8.4%
September 11, 2022 1,200 +200 +20.0%
September 08, 2022 1,000 -100 -9.1%
August 30, 2022 1,100 +100 +10.0%
August 22, 2022 1,000 -100 -9.1%
August 09, 2022 1,100 +276 +33.5%
July 03, 2022 824 +173 +26.6%

Charts

Member of

More Clubhouse users