彡[MUxZꞮN KHAAN] 彡 on Clubhouse

Updated: Jul 3, 2024
彡[MUxZꞮN KHAAN] 彡 Clubhouse
61 Followers
58 Following
@qayzaro Username

Bio

✔︎13 ɴᴏᴠᴇᴍʙᴇʀ ᴍᴀʟɪɴ ᴄᴀᴅɪʏᴀ ᴡᴇʏᴇ ɴᴏ ᴅᴏʀᴏsʜᴏ✔︎🔕
🎉𝖣𝗎𝗇𝗂 𝖺𝗄𝗁𝗂𝗋𝗈 𝗌𝖺𝗆𝖺𝖺𝗇🎉
🖤 𝙡𝙞𝙫𝙚 𝙡𝙞𝙛𝙚 𝙂𝙤𝙡𝙙𝙚𝙣🖤
❤️𝗧𝗵𝗲 𝗟𝗼𝘃𝗲 𝘄𝗼𝗿𝗹𝗱❤️









"Dareenkani been miyaa
Dushayda ku baahayaa?
Qalbigan la dayacay tolow
Miyaanu daryeel helayn?

Kashani dulmi tabanaysa
Miyaan la dawaynahayn?
Maxaan qof i diir-naxaba
Dadkani uga waayayaa?

Qalbigu dugsi buu rabee
Maxaa lay dayriyaa?
Naftani way daalantee
Maxaa hal qofoo dajiya
Dunida uga waayay tolow?

Jacaylku dushaydan buu
Dilaacyo u yeelay oo
Wadnuhu dakharuu qabaa
Halbawluhu wuu dabcoo
Dhiiguu badi daadiyaa.

Naftani dalanbaabi bay
Duleedada meeraysaa
Dariiqyada luudaysaa
Hadaanan daqiiqad arag
Darteed waan ooyayaa.

Digtoorkii ruuxda iyo
Dabiib kii wali ma iman
Hadana waan daydayaa!

Ma daayo wareegistoo
Docday kolba iga xigtaan
Anigu u dawaafayaa."💔

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
July 03, 2024 61 +36 +144.0%

Member of

More Clubhouse users