🤗NIN AAN MARNACAY
IYO LACAG AANMAR
TIRIYAY MARNA KUMA
LABTO 😂
RAGNA KAAN🎈
RABAA RAG
ii AH🫂
DUMAR WAA
KUWII IS CARFIYA 😜
RAGNA WAA Kuwii
DABA KACA😒
BISAD NINKII
KORIYAA LEH 🤥
DUMARNA
NINKII KOLKOLIYA LEH
❣MADANEEYO
QURUX DEE
HAIS ODHAN
DAREEN GALI❤
KIBIRKAYGA😏
AYAA IIDIDAY
INAAN KULA
SOO HADLO
BALSE WAXA
UU IGU KALIFAY
INAAN KORKA
KAA ILASHADO🤴
💥LASHEE KAYSIGA
INAMADA AAN
QURXONAYAN
WAXAY LAMID TAHAY
ACMASHA WANAGSAN
HADUU ILAHAY KU IDMAYO
NOO JACAYL😏
IYO JEEBKAA II BUUXA
EE JAAR MANOQONA
MARNA UMA JABEE 👀
QUUSO QUDHAYDU
KUMA RABTEE🤐
MA Kibir Badni🥰
Inta I QanCisa
Yar
SHARAF YEELO 🤓
AMA
SHUUNTA XIIR 🤮
HADII LAGULA
DAGALO 😡
XUMAAN
LAGULA DAYDAYO
HA QANININ
DABINTEE 😔
UDUL QAADO
AADMIGA 🙏
❤WAXAA LAYIDHA
DOQONKII IS OGI
WAXA UU NOQDA
FARIID💋
BALSE FARIIDKI
ISLA BODAA
DOQONBUU
NOQDAA😁😁
ZXP LOMA OYEE
WAA LOO ARAA
RAGNA DEEQSI KARAAC
DUMARNA DOKHAA
GOBANIMO HAWADA
BADIN RUXAAD GALAB
ISBARATAAN 💥
QOFBAN RIYADIISA AHAY 🥰
QUDHBAN RAJADEDAAHY💋
MIDBAN QURUX DISA AHY❤
AFKU AARSI MAHEE 🤔
ADINKAA AWOODLEE 🤛
AFLAGAADADU
WAACEB😲
QOFNA QIIMAYAN
GONIYA HASIIN
INTA UU KUQIMEYO
MAHEE
Uma bahni inaan kusarto profile kyga facebook ama Statuska whatsapp kayga Wayo waxaad sarantahy profile ka iyo statuska Qalbigayga🫀🎈
Marka aan kumaserayo ujedadaydu maha inan kacelinayo Dadka kale kaliya Hamigayga dhan wuxuu yahay in anan rabin in uqofkle ila kaa Qaybsado Ama an agtada ku Arko 😪🫀😒
Marabo inan nolashayda kugu Qasbo lakin hadalka ugu Danbeya on kudhahayo wuxu yahay Adunka dhan Hadu Kufahmi Wayo Aniga Agtayda Imaw Aniga aya kufahmaya Adiga 0dhan🥰🫂
Waligay Kama Foganayo lakin Malintan Ka foganayo Magacan Hada igu wacdid la iguma si wici dono Waxa la igu wici dona marxumd😪💔
if the data has not been changed, no new rows will appear.
Day | Followers | Gain | % Gain |
---|---|---|---|
June 30, 2024 | 3,853 | -1 | -0.1% |
April 25, 2024 | 3,854 | +8 | +0.3% |
March 16, 2024 | 3,846 | -1 | -0.1% |
February 23, 2024 | 3,847 | -37 | -1.0% |
February 06, 2024 | 3,884 | +1 | +0.1% |
January 20, 2024 | 3,883 | +1 | +0.1% |
January 03, 2024 | 3,882 | -1 | -0.1% |
December 18, 2023 | 3,883 | +4 | +0.2% |
December 03, 2023 | 3,879 | +3 | +0.1% |
November 19, 2023 | 3,876 | +5 | +0.2% |