qamar mukhtar on Clubhouse

Updated: Nov 4, 2023
qamar mukhtar Clubhouse
378 Followers
308 Following
Mar 10, 2021 Registered
@qamarmukhtar53 Username

Bio

ومن أعرض عن ذكري فإن له معيشة ضنكا
Ruuxii ka jeedsada xuskeyga (qur’anka) waxaa u sugnaaday nolol cariiri ah

أتأمرون الناس بالبر وتنسون أنفسكم
Ma waxaad fareysaan dadka wanaaga, waxaadna ilaaweysaan naftiina

بلىٰ قٰدرين علىٰ أن نسوى بنانهۥ
Waanu awoodnaa inaa daalacano (xogta ku qarsoon) farahiisa
نبئ عبادي أني أنا الغفور الرحيم
U warran adoomadeyda inaan anigu dambi dhaafe naxasiista ahay.

قل يا عبادي الذين أسرفوا على أنفسهم لا تقنطوا من رحمة الله إن الله يغفر الذنوب جميعا
Waligaa haka quuusan naxariiista eeebe🥰🥰🥰


وهو الذي يقبل التوبة عن عباده ويعفو عن السيئات ويعلم ما تفعلون
Ilaahayna waa kan aqbala towbada adoomadiisa, kana cafiya xumaanta ogna waxaad faleysaaan🥺

فمن كان يرجوا لقاء ربهۦ فليعمل عملا صٰلحا
Qof kiii doonaaya la kulanka eebihiisa hafalo camal wanaagsan.🕌📖📿

إنما يوفى الصابرون أجرهم بغير حساب Waxaa uun loo oofiyaa (dhameeyaa) kuwa samra ajrigooda xisaab la’aaan

يٰبنى ءادم لا يفتننكم ٱلشيطٰن كما أخرج أبويكم من ٱلجنة
Baniii aadamoow yuusan idin fidneen sheydaanku siduuu uga soo bixiyay labadiinii waalid janada oo kale.

وكل إنسان ألزمناه طآئره في عنقه
Ruux kasta camalkiisaa luqunta loosurin
Maalinta qiyaame🥺

إن هو إلا ذكر للعٰلمين
Qur’aan kuna waxaan waanada caalamka eheen ma aha

إن الحسنات يذهبن السيئات
Wanaagu wuxuu tagsiiyaa (tirtiraa) xumaanta


يهدي الله لنوره من يشاء
Wuxuuna eebe ku hanuuniyaa nuurkiisa ciduu doono


وٱصبر فإن ٱلله لا يضيع أجر ٱلمحسنين
Samir (adkeyso) ilaahay madayaco ajarka kuwa samafala e


ولسوف يعطيك ربك فترض
Allah ayaa ku siin dooona wanaag, waadna raali noqon doontaa

واستعينوا بالصبر والصلاة
Kaalmeesta samirka iyo salaada

وإن تعدوا نعمة الله لا تحصوها
Hadii aad tirisaan nimcooyinka Alle makoobi kartaan



كن دائما شكرآ لله على كل ما لديك
Alxamdulillah Alxamdulillah Alxamdulillah
Wax walbo adigaa ku mahadsan rabbigeygooow❤️❤️❤️

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
November 04, 2023 378 -7 -1.9%
November 07, 2022 385 +2 +0.6%
July 23, 2022 383 -3 -0.8%
June 17, 2022 386 -6 -1.6%
May 10, 2022 392 +3 +0.8%
April 02, 2022 389 +4 +1.1%
December 27, 2021 385 +1 +0.3%
November 19, 2021 384 +7 +1.9%
October 11, 2021 377 +12 +3.3%
September 03, 2021 365 +55 +17.8%

Charts

Member of

More Clubhouse users