Bida bmd on Clubhouse

Updated: Jul 12, 2023
Bida bmd Clubhouse
18 Followers
29 Following
Oct 8, 2021 Registered
@qalbilule Username

Bio

Ha xumaynin aadmiga,
Hana noqon qof xaasida,
Cid kastana xabiibiyo
Ha ka dhigan xiskaagii,

Dadku wada xul maahee
Xanaflaha ka dheeroow,
Nin kastana u xeer dhigo
Halkuu kaaga xidhan yahay
Halkeeduun ka xaalee.

Yaan uurka xaadhani
Xasas bahal galeeniyo
Xeryo oodan kula gelin.

Yaan laabta xuushadu
Qof xaqiira kaa dhigin,
Ama ruux xog laawe ah
Kugu xaman asaagaa.

Dadka kaan ku xeerinin
Yuu kugu xisaabtamin,
Hana noqonin xaabiyo
Xulad cadho shidaysiyo
Qof xanaaqu maamulo.

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
July 12, 2023 18 +1 +5.9%
October 09, 2022 17 +1 +6.3%
June 02, 2022 16 -1 -5.9%
January 20, 2022 17 -1 -5.6%
December 13, 2021 18 -2 -10.0%

Charts

Member of

More Clubhouse users