~♤Bulshaawi♤~ ♤Poi on Clubhouse

Updated: Apr 20, 2024
~♤Bulshaawi♤~ ♤Poi Clubhouse
1.3k Followers
616 Following
@qalajiye143 Username

Bio

𝐙𝐀𝐌𝐈𝐈𝐑 𝗚𝗮𝗻𝗴 𝐦𝐲 𝐛𝐫𝐨

Waligaa aduunyada
Cidna aaminaad iyo
Ixtiraam hawada siin

Indhahaagu qurux iyo
Yaaney aragti qiimayn!

Yaan eray macaaniyo
Amaan aan qalbiga jirin
Aqligaaga lagu dagin!

Ruuxna oofahaagiyo
Unugyada jidhkaagiyo
Uurkaaga yuu hanan

Axdi iyo hadii wacad
Uu idiin dhexeeyana
Aad ha isku wada siin!

.......................
🇸🇴
Qaranbilaay asaagaa
Adaa qaadhiyoo nabay
Oo lumiyay khayrkaa
Qaydarkaad ku nooshahay
Ma qoslaan hablaha kale
Qoomamay ku nool yihiin
......
🇸🇴
Baloogtaad xalka mooday
Xidhiidhkay dumisaaye
Intaan xaalku xumaanin
Iga qaad xanibaada!.

𝗕𝗮𝘀𝗵𝗮𝗿 𝗸𝗮𝗹𝗲 𝗺𝗮 𝗱𝗼𝗼𝗻𝗮𝘆𝗼
𝗨𝗺𝗮 𝗯𝗮𝗵𝗻𝗶 𝗻𝗼𝗹𝗮𝘀𝗵𝗶𝗶𝘀𝗮
𝗶𝗴𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘅𝗶𝗿𝗶𝗶𝗿𝗸𝗮𝗮𝗴𝘂

🇸🇴
................ .............


𝗡𝗶𝗻 𝗶𝘀 𝗱𝗼𝗼𝗿𝘁𝗮𝘆 𝗸𝗮𝗹𝗶𝗴𝗶𝗶
𝗶𝗻 𝗹𝗮 𝗱𝗼𝗼𝗿𝘀𝗵𝗼 𝗺𝗼𝘆𝗲𝗲
𝗶𝘀𝗺𝗮 𝗱𝗼𝗼𝗿𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗮𝗹𝗶𝗴𝗶𝗶

................🇸🇴...............

Waa igu gaf iyo ceyb gaban hadalo barad iyo gocor iyo nin liitiyo doqon gosya weyn iyo nacas soo gabraar tagay inaan gabay u tiriyee hadad shuqul gabdheyd iyo la shirtimi guluus dumar goo goradna soo xiro gambo madaxa soo suro gareyskii hablaha tolo gacmahana xinaha mari sida inann gashantiya galbi socodka laaf yahay bal arag inaan ku gursado 😡🖕

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
April 20, 2024 1,368 +2 +0.2%
March 14, 2024 1,366 +1 +0.1%
February 21, 2024 1,365 -1 -0.1%
February 03, 2024 1,366 +1 +0.1%

More Clubhouse users