Waxaan doonayaa inaan samaysto nacab iyo xaasid cusub,waayo nacabkaygii hore iminka waa taageerayaashayda😀😀
Naagtii profilekayga soo booqata uur bay ii leedahay raguna naaso ayay leeyihiin.
Bukaankoow is caashaqa
Bal inaad bogsootaan😀😀
When you can't find the sunshine, be the sunshine!
Yaan ruux sharmuuud ihi,
Xiliyada shukaansiga,
Shuqulkii sariiirtiyo,
Belo kaaga sheekayn.
Sida shay tukaan yaal,
Shilin yaanu kuu goyn,
Yaan shaarubaaluhu,
Kaa dhigan sharaaboo
-May God collect you (Ale haku soo aruuriyo)
-Why are you shoulder passing me.? ( Maxaa ii garab mareysaa.?)
-A thief caught has no idea (Tuug la qabtay Talo maleh)
- May Wrath hit you ( Cuqubo kugu dhacday)
When I see you adiga
Inside qalbigaad degtaa
My eyes indhahayguna
Always aragaaga jecel
Abwaan aakhir samaan isoo dhaha
Anoo og inaad foolxuntahay, hadaan ku dhoho quruxeey ha iga moodin inay amaan iga tahaye, binu’aadanimmada ayaa iga badatay oo niyadaan kuu dhisayaa, ma qurux badnid!
Invited by: Nac Nac
if the data has not been changed, no new rows will appear.
Day | Followers | Gain | % Gain |
---|---|---|---|
April 19, 2024 | 887 | +24 | +2.8% |
June 23, 2023 | 863 | -25 | -2.9% |
January 30, 2023 | 888 | +3 | +0.4% |
September 30, 2022 | 885 | +50 | +6.0% |
August 09, 2022 | 835 | +74 | +9.8% |
July 03, 2022 | 761 | +23 | +3.2% |
May 27, 2022 | 738 | +11 | +1.6% |
April 19, 2022 | 727 | +25 | +3.6% |
March 11, 2022 | 702 | +40 | +6.1% |
January 13, 2022 | 662 | +58 | +9.7% |