Dalmar on Clubhouse

Updated: Oct 31, 2023
Dalmar Clubhouse
291 Followers
285 Following
@qabiildiid Username

Bio

"Sheekooyinka oo dhami waxa ay leeyihiin dhammaad marka laga reebo jacaylka❤"


Haddi qiimahaaga
Inaan qoro doono
Ma hayo buug qaada



- Nebi yuusuf Aabihi jacaylki uu u qabay yuusuf marka dusha sare laga eego waa arin wanagsan lakin wuxu sabab uu noqday in Nebi yusuf la dilo oo ceel lagu tuuro !

- Ceelkii aay ku tureena marka dusha sare laga eego waa arin xun lakin waxay sabab uu noqotay in uu qasriga boqorka uu tago !

- Qasriga Boqorka dheexdiisana nolosha uu ku noolana marka dusha sare laga eego waa nolol aad uu wanagsan lakin waxay sabab uu noqotay in uu jeelka galo !

- Jeelka galitaankiisuna marka dusha sare laga eego waa arin xun lakin waxay sabab uu noqotay in uu Masar Boqorka ka noqdo !

" Adiguna xalaada aad maanta ku jirto marka aad dusha sare ka eegto waxad uu arkaysa in aay tahay mid xun lakin ma ogid in aay ku noqon doonto mid wanagsan wayo imtixan kasta oo kugu dhaca waxa ka dambeya guul "






"Ha u noqon maxbuus wixii aad soo dhaaftay ...
Waxay ahayd cashar uun, ee ma ahayn xukun xabsi daa'in .. !! 🦇

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
October 31, 2023 291 +163 +127.4%
December 06, 2021 128 +44 +52.4%

Member of

More Clubhouse users