H̶a̶r̶g̶e̶y̶s̶a̶w̶i̶ C̶M̶ on Clubhouse

Updated: Mar 20, 2024
H̶a̶r̶g̶e̶y̶s̶a̶w̶i̶ C̶M̶ Clubhouse
2.4k Followers
1k Following
@qaazim-10 Username

Bio

(🌍 J̶a̶n̶n̶a̶d̶i̶i̶ i̶f̶k̶a̶ m̶o̶m̶❤️)









*̶ Dacartuba marbay malab dhashaa aad
Muudsataa dhabaqe
*̶ Waxan ahay macaan iyo qadhaadh meel
Kuwada yaale
*̶ Midigtayda iyo bidixdu waa laba
Mataanoode
*̶ Midi waa martida soora iyo maato
Daadihise
*̶ Midina waa mindiyo xiirayiyo mur iyo
Deebaaqe
*̶ Masalooyin talantaaliyan maandhow
Kuleeyahaye
*̶ Nin majiira keliyuun qabsada hay
Malaynine
*̶ Marbaan ahay mudeec camalsan Oon
Maagista aqoone
*̶ Marna macangag laayaano miiggan
Baan ahaye
*̶ Marbaan ahay muftiga saahidnimo
Mawlacaw gala’e
*̶ Marna Mukhawi waashoo xumaha miista
Baan ahaye
*̶ Marbaan ahay nin xaaraan maqdaca aan
Marin jidiinkise
*̶ Marna tuug mu’diya baan ahoo maal
Rasuul bixinne
*̶ Marbaan ahay maqaam awliyaad
Maqadinkoodiye
*̶Marna mudanka shaydaanka iyo maal
Jinbaan ahaye
*̶ Marbaan ahay murtiyo baanisaba
Madaxda reerahaye
*̶ Oo ay weliba muuniyo dulqaad igu
Majeertaane
*̶ Marna reer magaal Loofaroon muuqan
Baan ahaye
*̶ Waxan ahay nin midabeeya oo
Maalinba isroga’e
*̶ Muuqaygu gelinkiiba waa muunad
Gooniyahe
* Miisaana ima saari karo nin imaleeyaaye

*̶ Muslinka iyo gaalada dirkaba waan micna
Aqaane
*̶ Malaa’iigta naartiyo jannadu waygu
Murantaaye
*̶ Ninkii maalmo badan soo jiree madaxu
Boosaystay
*̶ Ee inan rag maamuli yaqiin waa I maan
Garane
*̶ Ninkastoow halkii kuula mudan ee ay
Muhato laabtaadu
*̶ Ee aanad madadaaladeed ugala
Maarmaynin
*̶ Iska soo mar waa kuu banaan marinkad
Doontaaye







D̶a̶r̶a̶j̶a̶d̶a̶ k̶a̶r̶a̶a̶m̶a̶d̶a̶
M̶a̶r̶k̶a̶a̶d̶ d̶e̶e̶q̶ u̶-̶s̶i̶i̶s̶a̶n̶a̶
D̶u̶l̶i̶b̶a̶y̶ k̶u̶m̶o̶o̶d̶a̶a̶n̶
I̶L̶a̶y̶n̶ d̶o̶q̶o̶n̶i̶ w̶a̶a̶ m̶o̶o̶g̶e̶




🌟D̶h̶i̶r̶t̶a̶ Q̶a̶a̶r̶b̶a̶n̶ L̶a̶j̶a̶r̶i̶n̶ 🌟D̶a̶d̶k̶a̶n̶a̶ Q̶a̶a̶r̶b̶a̶a̶n̶ L̶a̶b̶a̶r̶a̶n̶i̶n̶







🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩
⬜️⬜️⬜️⬜️ ★⬜️⬜️⬜️⬜️
🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 20, 2024 2,479 +5 +0.3%
March 02, 2024 2,474 -17 -0.7%
February 09, 2024 2,491 +9 +0.4%
January 23, 2024 2,482 +23 +1.0%
January 06, 2024 2,459 +37 +1.6%
December 21, 2023 2,422 +34 +1.5%
December 06, 2023 2,388 +44 +1.9%
November 22, 2023 2,344 +24 +1.1%
November 10, 2023 2,320 +18 +0.8%
October 31, 2023 2,302 +2 +0.1%

Charts

More Clubhouse users