♛ᑎᗩᒍᑌᗰ♛ ✪Kᗩᗷᗩ ✪ on Clubhouse

Updated: Mar 17, 2024
♛ᑎᗩᒍᑌᗰ♛ ✪Kᗩᗷᗩ ✪ Clubhouse
1.7k Followers
1.4k Following
Mar 16, 2021 Registered
@qaalilul Username

Bio

#730 💉 ☞ 𝗧𝙀ᗩⓂ ℍ𝗔𝗬𝗔𝗔𝗖Ð𝗢 ☜︎❤️
gabadh 💃kibirtey oo=ah 21/🩸October🧠& Samaron sicid✌🏽✍🏽📚abtiyashey ❤️


Ninka ii god Gali kara ⚰️
Dartey geeri modan kara 🔫
Ayun,ban la,gacan ahey🩸🤝


(Wiil dheer xaaskisa)💍🤴🌹💕


❤️‍🔥
💙WAXEYGIYOW🤍


Laaca aragtaye Lagga ma ogtahey?


😉is’giiji Ado,kax taagen😜


𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐞꧁🅗︎🅞︎🅝︎ S͜͡a͜͡l͜͡m͜͡a͜͡n͜͡✊🏼


Qayb'kamida maan'sada farxadaada ku casuum

Dabci ahaan ayaa samayn'kara sidaas ?

Dadka'badi ku caasiya
Ceebahaga daba gura
Adigoon colaadayn
Far'xadaada ku casuum
Ciil'badan mid'kuu qaba
Cishaduu'ku weeraro
Adigoon'cadhoonayn'
Calool'samida ugu deeq !!!

Ifka'ruux ku caasiyay
Calool'xumana kuu qaba
Dhoolashaada'ucadee
Cawimaad'haduu rabo
Garab'kiisa noqo oo
Cod'sigiisa uba fuli !!!!

Cay'daada ruux'jecel
Cisho'qudha'ha casiyin
Cadow'gaa haduu taro
Gobanimada'ku casuum
Caadilkaa ku caawine
Farxadiisa kaba talli
Adna taada ku casuum !!!

Inta'ruux cad'jiidh lahi
Cadow'gaaga biir'sado
Calafkaa'ma joojee'
Qofna'ha ucalaacalin
Caadil'baa wax biirshe'
Adna'ducada ugu deeq
Midka cisho ku saacida
Abaal'diiran ugu celli !!!

#Najum_Kaba_Jama😜

Invited by: saami canada

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 17, 2024 1,785 +1 +0.1%
January 04, 2024 1,784 +3 +0.2%
November 19, 2023 1,781 -19 -1.1%
May 25, 2022 1,800 -100 -5.3%
November 13, 2021 1,900 +100 +5.6%
September 22, 2021 1,800 +131 +7.9%
August 23, 2021 1,669 +145 +9.6%
June 25, 2021 1,524 +63 +4.4%
June 16, 2021 1,461 +32 +2.3%
June 10, 2021 1,429 +21 +1.5%

Charts

Member of

More Clubhouse users