Portuqiska Jr on Clubhouse

Updated: Dec 21, 2023
Portuqiska Jr Clubhouse
449 Followers
480 Following
@portuqiska Username

Bio

⭐ Nin martabad soo jirtiyo maamul hayn jiray. 🇵🇹🇱🇺🤟

⭐ Wareerka Waqtigaa keenay walaale . 🧨!

⭐ Codkar iyo ano goob dagaal libin ku caadeystay, hadana tobon bilood iyo dhowr waa is celceliyaa.

*AFKU AARSI MAAHEE
*ADINBAA AWOOD LEHE
*AFLAGAADO WAA CEEB.

⭐ Hadal hadaan doono, intaan ka doono wan heli ogahay, balse sharafteyda ii hadaf ah.


>Rag afkaarti taada ha uga agoontoobin.✍️
>Aadanaha xushmee si lagu xushmeeyo.🙏
>Xushmada waajib kuma aha hal dhinac.🤟
>Waxa aniga idhibaaya😔 waxaa jira dad aynan dhibayn🙂 Noloshaada xor ayaa u tahay.✍️🥰👍

>Waxii ruux bin-adam ah iga imaado kama xumaado waayo wanba filanayay.😎
>Qof caqli xun inaa la doodid waa sida adigoo qof dhintey daawo u qorey.💊💉
> Dumarka xushmee laakiin haka xishoon lol.😁

: Mararka qaar madooran karno🖊️ hadal🗣️ walba inaan ku faraxno😁🙅🏻‍♀️ lkn waxaan dooran karnaa dhageesigooda.🗣️👂✌️


Liverpool fan: you never walk alone.💪🏽

🔴🤞🇵🇹
👁👃👁


⭐ Adduunku meel qurux badan buu noqon lahaa haddii aan kulligeen isku dhoola caddayn lahayn nafteenna iyo dadka kaleba.😊


Gabdhaha waa lala qoslaa miyaa lagu qeyliyaa.🗣🙅‍♂️🥰



🏋🏻‍♀️

Member of

More Clubhouse users