Nin baa ooyay saa ninkale baa weydiiyay maxaa la oynaysaa suu yiri
Hal wiiil baan dhalay waxaana sameeyay dadaalkasta oo aan wax ku bari karay si uu uhelo shahaadooyinka soo socda
Gcse
A-level
Bachelor
Msc
Phd
Lakin nasiib daro wuu xanuunsaday wiilkii
Dhakhaatiirtiina waxay dheheen waxba kama qaban karno inuu dhimanayo sodon daqiiqo gudahood ban umalaynaynaa
Kadib wiilkaygii wuxuu iweydiistay inaan ukeeno shahaadooyinkiisii oodhan waana ukeenay
Wuxuuna yiri aabe kuwaan waa shahadooyinkii aduunka lakin quraanka maxaa iibari weysay
Sababtoo ah garan mayo wax aan alle ushego hada markaan dhinto
Ma jiro qof inaga mid ah oo fariintaan dadka la wadaagaya sababtoo ah wax shactiro ah kuma jiraan meeshaan
Lakin hadii aad tahay qof wacan fadlan samee saas allena ma ilaawayo waxaad faafisid
Fadlan ogaysiiskaan aan qaadano
Ubaro quraanka sida aad ubaratid waxyaalaha kale ee schoolka
Allena uga baq sida aad uga baqdid geerida ama dadka awooda sare leh
Xasuuso alle sida aad
magacaaga uxasuusato
Utuko sidii ay tahay wax kali ee jano lagu aado
Usoon sida aasaaskaaga joogtada ah
Waqti uhel xuska rabigaa
Noqo . Midka erayga alle qabsada
Ugu dambayntii boqolkiiba todobaatan dadku inaysa dirin kheerka waa suure ee adi dir
Allena hakaa abaal mariyo
Hadii uu ku raaliyo massage salaadahaaga dhexdooda nooga soo ducee
Adigoon Tacliin Dhigan
Caashaqaan Ku Dhaawacay
Waxa Uu Ka Dhigan Yahey
Dhabar Weyne Jiilaal
Dadku OonLa Dholondholay
Meel Laba Habeen Dhaxa
Ninka Reer U Dhaanshee
Dadku Dhowrayeenee
Dhexda Owrku Kaga Lumey
Ha Ku Dhiiran Jacayl Ha u
Dhag Taagin Iska Dhaaf
Dhallintii Waxaa Dilay
Sida Dhada Arooryaad
Soo Dhawida Jacaylkee
Mar Hadduu Dhigoo Qaad
Dhufo Oo Dhaqaaq Yahay
Talo Dheelli Noqotee
Waa Loo Dhugmaystaa
Dhabbadaad Maraysoo
Aad Ku Dheelmaynaysee
Ha Ku Dheelin Iskoolka
Dhammaysoo Ku Dhaqaaq
Ha u dhag Taagin Jacayl
Ha Ku Dhiiran Iska Dhaaf
Dhab Ahaan Kalgacalkiyo
Dhismihii Waxbarashadu
Way is Dhaawacaanee
Dhagax Iyo Dab Weeyoo
Dhiig Iyo Sun weeyoo
La Isuma Dhaweeyee
Taladii Ku Dhaaftana
Dhayal Laguma Gaaree
Ha Is Dhigin Daleeddaa
if the data has not been changed, no new rows will appear.
Day | Followers | Gain | % Gain |
---|---|---|---|
August 15, 2023 | 476 | +7 | +1.5% |
September 30, 2022 | 469 | -13 | -2.7% |
August 09, 2022 | 482 | -1 | -0.3% |
July 03, 2022 | 483 | +2 | +0.5% |
May 27, 2022 | 481 | -9 | -1.9% |
April 19, 2022 | 490 | -3 | -0.7% |
March 11, 2022 | 493 | +43 | +9.6% |
January 13, 2022 | 450 | -1 | -0.3% |
December 06, 2021 | 451 | +12 | +2.8% |
October 28, 2021 | 439 | +91 | +26.2% |