Princ Hanish on Clubhouse

Updated: Sep 15, 2023
Princ Hanish Clubhouse
967 Followers
1.3k Following
@nuurto67 Username

Bio

100 waji wax ka fcn 1 waji

💚🤍❤somlind dalkayga💚🤍❤somlind dadkayga💚🤍❤

❤HOOYO❤
😘Ha ilaan hooyooy😘
😘Ha eedaadin hoyooy😘
😘Hana afoobin hoyooy😘
😘Adhaxadiyo ofahaygay😘
😘Aqoontiyo aragtidayday😘
😗Tii Lagu aminay naftayday😘 ha afoobin hoyooy😘
❣HOOYO❣

❤AAPO❤
🥰ugxantan ka beermiyo🥰
🥰laftiyo unugyada jirka🥰
🥰aabo ayaad thy🥰
🥰ana wan ogsoonahay🥰
🥰anfacada adaa I doni jiray🥰
🥰oogta waabariye🥰
🥰adiga arsaaqdiyo hugiyo🥰
🥰aradka guudkayga🥰
🥰alleylehe adaa I gado I🥰huwiyay aaabo mcn🥰

Ninow markii 🧍‍♂️
Ruxda Lagu galiyay👶
Waxad ku jirtay
Hawenay Caloosheeda🤰
Markii aad oyaysay👶
Waxad ku jirtay
Dhabta haweenay🤱
Marka aad jecelto ❤
Adigo wayana 👨‍✈️
Waxad dhex ahaanaysa
Haweenay qalbigeeda❤
Haweeynadu wa amaaano ❣
Loma abuurin in la❣ ihaaneysto❣
Haweenadu markay ku❣ jecelto.waxay diyar u thy❣
Inay darta jaxiimo
Uga sugnaato❣
Sababta oo ah waxay ku ❣
Aragtaa inad dunideedi thy
Aduunka oo dhan wa ka dhintay agteeda adiga un moye
Haweenaydu marka ay ka jeesato ninka ma so eegto
Xagiisa haba ahaado dad
Ugu tajirsan calamka
Sababta oo ah
Islawaynida haweenku wa dil
Ugu danbayan Waxan leyahay
Wiil walba oo jecel gabadh
Waxan alle (cw) u waydinaya
In calafkisa ka dhigo
Mid khair qabta🤲

🥰WIILSHA IlA DHASHAY🥰
🥰sharuu🥰
❤jawi❤
❤dmx hargysawi❤

GABDHAHA ILA DHASHAY
🥰Neyhal🥰
😘Ugaaso🥰
😘Beela 🥰
😘Quen Karima🥰
😘Kaldeeq🥰
😘DJ ramla🥰
🥰Dhamayas dhexyar🥰




Ruxii ku dhimriye😏
Adiga un ku dhawrayaa😏
Naftisa Laguma dheele😏
Xumanta laga dhawraa🤨

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
September 15, 2023 967 -33 -3.3%
September 29, 2022 1,000 -100 -9.1%
September 27, 2022 1,100 +100 +10.0%
September 21, 2022 1,000 -100 -9.1%
April 30, 2022 1,100 -100 -8.4%
December 17, 2021 1,200 +100 +9.1%
December 09, 2021 1,100 +455 +70.6%

Charts

More Clubhouse users