Ninkeed U Eeg on Clubhouse

Updated: Nov 28, 2023
Ninkeed U Eeg Clubhouse
839 Followers
685 Following
@nolol.jacayl Username

Bio

~Rag baa Gobolka joogaye Xasiid lagama goynayn'e
~Garbo Dhiig leh baa lagala tagay galabta meeshiiye
~ Gabbal dhiciyo waaberi in aan guul Ku sugo laaska
~ Goobtii walbana anigu aan gacan sarrayn qaato
~ Gar bay noqotay baaruud in aan Hilib Ku goostaaye
~ Geerida maxay ugu socdaan gaag yar baa haraye.

~Qof wedkiisi galay baan maqlayn waano loo diraye
~Maxaa wiilka Gabiley Ka yimid saaka wadhay laaska!

"Anigu geeridiin kama noxoo waa gu' ii da'aye"
"Car bal kaalay aargudo anaa Aabbahaa dilaye".

🫶🏾🐎

~Calankii Darwiishkoow adaan daafac kuu nahaye
~Dunida oon Xornimo laga aqoon cidina doonaynin
~ Raggii diiday Heeryada midkii daadahshaad tahaye
~ Ninka raba in uu daah ku xiro daahirnimadaada
~ Anna diiday kiisoo adaan Kuu dagaallamiye
~ Dusha sare ka muuqiyo halkaad doorka u lahayd.

𝗞𝗛𝗮𝗧𝘂𝗠𝗼 𝗦𝗧𝗮𝗧𝗲
🔳🟦🟦🟦💙🟦🟦🟦
🔳⬜⬜⬜🐎⬜⬜⬜
🔳🟦🟦🟦💙🟦🟦🟦
🔳
🔳
🔳
🔳
🔳
🔳🔳🔳🔳🔳🔳
🔳🔳 𝙎𝙎𝘾 🔳🔳
🔳🔳 𝘿𝙖𝙧𝙬𝙞𝙞𝙨𝙝🐎 🔳🔳
🔳🔳🔳◽️◽️◽️◽️◽️◽️◽️🔳🔳
🔳🔳🔳🔳🔳🔳🔳🔳🔳🔳🔳🔳🔳🔳
𝐂𝐢𝐢𝐥𝐭𝐢𝐫𝐨𝐰 𝐜𝐚𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚𝐲𝐠𝐨𝐰❤️‍🔥🫡

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
November 28, 2023 839 -5 -0.6%
October 09, 2022 844 +12 +1.5%
August 15, 2022 832 +39 +5.0%
July 09, 2022 793 +26 +3.4%
June 02, 2022 767 +8 +1.1%
April 25, 2022 759 -4 -0.6%
March 18, 2022 763 +25 +3.4%
January 19, 2022 738 +14 +2.0%
December 13, 2021 724 +48 +7.2%
November 04, 2021 676 +331 +96.0%

Charts

Member of

More Clubhouse users