Nalka Daara on Clubhouse

Updated: Mar 28, 2024
Nalka Daara Clubhouse
2.2k Followers
2.8k Following
@niojia Username

Bio

🇵🇸 Free Palestine 💪
Gedaha ka ahay baan gabay kula
galayaaye!!
Geesiban ahy aan gabanine!!
Gulufaha coladeed kaan la goynin baan ahye !!
Gardaadu waa gaban doqoneede!!
Gebil cadkaygu waa gawo culane!!
Geda marin jiray iyo Goorteedi dheh!!
Gabal dhacay iyo Gudcurkiisii dheh!!
Geesi ishay iyo Ganunuciisii dheh!!
Gasira iyo Garayskeedii dheh!!
Good iyo Galalac dhiisii dheh!!

Waqal da,ay webigo buux
dhaafshay!!
Wa,a baryey Cadceedo walac tidhi!!
Wiglo iyo widhwidho jaanta qaaday!!
Wayraxay Sumaalkii wayda ahaa !!
Watitiqay Hobaantii Wabka tiilay!!
Wayeelsaday wiilkii edega loo diray!!
Walbahartay wacantii darmada kula degtay!!
Wisisay wiilkaad quruxyadaadu rabeen!!
Waydarty kolkaan Wegel ka qaatay!!
Wiiftu booday kolkaan waysada qaatay!!
Waydu ma yeedhay kolkaan Warsame Xijaabtay!!
Walaalooday kolkii wingal laa xambarshay!!


Waan ku masayra macane waayo waayo wn ku jecelahy runte💉


DAQIIQAD QUDHA HADADANAAN KU ARAG INTA WAAN DIIQADOONAYA 🥵

GACANTA MA TAGTO SII KASTABA HA AHAATE🤞

SADDEX HADAAN WAAYO SADDEX WAAN KU BEDEL KARAA;
1:DULQAAD HADAAN WAAYO DABCI BAAN KU BEDESHA"
2:DAB HADAAN WAAYO DAAWO AYAAN KU BEDESHA"
3: DARYEEL HADAAN WAAYO DARAJAN KU BEDESHA"

Ninkaa Raggii wakii Dhawraa Dumarka, Dood uma Furaaba ,Naxariistu waa Dabcigiisa, Wuxu u Dulqaata Delqaafta,Hadalkiisuna Duluc weeyi Toosan !!

Naftayda Buuq Igu Filan "
Ha igu Fudaadinin "
Dabci qadhaadh 🤢
Dabci Macaan🤤
Labada Dabci waa leeyhy Adigana kaad jeceshahay Kala bixi doona!✍

Haa Igu Canaanin Inaan Isbedelay waayo Dabayluhuba Jihaada way bedelaan Kolkay socdaan👌

Ma Jecli Inaan Qalbiyada Dadka ku Ciyaaro waayo layguma soo tarbiyeynin Dhibta Dadka 👈

Dadka Inaan Eed Saaro laygama Baran, Doodma ma furo Dadka hortood 🤙

Clùbka uma imanin Inaan Calaf ka Raadsado Ama stress iskaga saaro
Waxaan u imid inaan la caweeyo dhalintayda Soomaalinimadu na midaysay🤪


Xiiso uma qabo malin kasta inaan cid barto halka midee ii xiiso galinaysa waa Dadnimada Qofka Shakhsiyada u Saxiipka !!

Walaaltinimo waan tixgeliya Wiilashuna waa wadaa walaaladay iyo gabdhuba!!

Sii kastood u xuntahay anuunba walaashaya🥰

Haddii aan ku wanaajiyo Haw malaynin Inaan isleeyhy haku Jeclaado 🤪Balse waa Dabcigayga!!

Muteka waa ku cabsi galiyaa dadka !!
Dadku dhan lama wada Hadlo!!
Amuusnaanta waan Jecelahay waayo;
1.Erey qaldaan ka dhici maayo "
2.Dadkana ku gafi maysid"
3.Doqonimo hadĺi maysiď"
4.Xanaaqana waad ku xakaymaysy"

Qofna ma yaaso ilaa aàd yaàsmada adu keentid🤞

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 28, 2024 2,266 +16 +0.8%
March 10, 2024 2,250 +2 +0.1%
January 31, 2024 2,248 +7 +0.4%
January 14, 2024 2,241 +1 +0.1%
December 13, 2023 2,240 -1 -0.1%
November 28, 2023 2,241 +3 +0.2%
November 14, 2023 2,238 +2 +0.1%
October 27, 2023 2,236 +1 +0.1%
October 09, 2023 2,235 -2 -0.1%
October 01, 2023 2,237 +1 +0.1%

Charts

More Clubhouse users